RAJO Enterprises

RAJO Enterprises Rajo enterprises waxey kuu fududeyneysaa imaatinka Turkey [visa].

sidoo kale waxey kaa caawineysaa helitaankaan adeegyada kala duwan oo aad uga baahantahay wadanka Turkey

Share it.
18/01/2021

Share it.

Laga bilaawo maalinta jimcaha ee taariikhdu ku beegantahay 15.01.2021. Qof walboo jooga istanbul oo rabo inuu raaco Bus,...
14/01/2021

Laga bilaawo maalinta jimcaha ee taariikhdu ku beegantahay 15.01.2021. Qof walboo jooga istanbul oo rabo inuu raaco Bus, tramvay, ama metro waxa uu ku qasbanyahay in uu HES code heesto oona ku lifaaqo Card ka buska. Qofki aan isku lifaaqin Cardka Buska iyo Hes code ka uu heesto uma suura galeyso inuu raaco buska.
Si aad iskugu lifaaqdid booqo website kaan.

https://kisisellestirme.istanbulkart.istanbul/
Mahadsanid.

Maanta wixi ka danbeeyo Qof aan HES Code heysanin ma raaci karo train, metro ama Bus. Si aad HES CODE uheshid message ud...
14/01/2021

Maanta wixi ka danbeeyo Qof aan HES Code heysanin ma raaci karo train, metro ama Bus. Si aad HES CODE uheshid message udir Numberkaan (2023) adigoo qoraya fariintaan :- (HES SOM passport Number birthday surname). Adigoo u dhexeesiinayo space kaliya.

Sababo la xariiro faafida baahsan ee caabuqa covid19 (Corona) waxey dowlada Turkiga soo saartay go'aamo hadafkooda yahay...
20/11/2020

Sababo la xariiro faafida baahsan ee caabuqa covid19 (Corona) waxey dowlada Turkiga soo saartay go'aamo hadafkooda yahay in lagu yareeyo faafida xanuunkaan oo bilaawanaya fulintooda laga bilaawo 21/11/2020.
Waxaa ka mid eh shuruucdaas:-
■Maalhama sabtiga iyo axada waxaa jiri doono bandaw marki laga reebo inta udhexeyso saacadahaan 10:00-20:00.
■Dadka da'dooda ka weyntahay 65 jir waxey banaanka usoo bixi karaan maalinti inta udhaxeyso saacadahan 10:00 - 13:00.
■Dhalinta da'dooda ka yartahay 20 sano mise dhashay taakhiikhdan kadib 2001/1/1 . Waxey banaanka usoo bixi karaan inta udhaxeyso saacadahan 13:00 - 16:00.
■ Waxaa kaloo la xiri doonaa dukaamada, maqaayadaha, iyo goobaha ganacsiga oo dhan habeen walbo wixi ka danbeeyo 20:00

06/11/2020

Rajo enterprises waxey kuu fududeyneysaa imaatinka Turkey [visa]. sidoo kale waxey kaa caawineysaa helitaanka adeegyada kala duwan oo aad uga baahantahay wadanka Turkey sida Sigortada, iqaamada, ijaarista gurayaha, kugu xeritanka goolaha cafimadka oo tayaha leh iyo qiimaha jaban iyo adeegyada lamid ah nala wadaag hoshad ubahantahay. Mahadsanid

TURKEY waxa ay ka mid tahay wadamada ee wajahaan somalida si ey usoo dhameestaan arimahooda kala duwan sida:-Ganacsiga, ...
05/11/2020

TURKEY waxa ay ka mid tahay wadamada ee wajahaan somalida si ey usoo dhameestaan arimahooda kala duwan sida:-
Ganacsiga,
Caafimaada,
Waxbarashada,
Dalxiiska.
Rajo enterprises waxey kuu fududeyneysaa imaatinka Turkey [visa]. sidoo kale waxey kaa caawineysaa helitaankaan adeegyada kala duwan oo aad uga baahantahay wadanka Turkey sida adeegyada ganacsiga iyo admisionada jamacadaha balanqabashada iyo tarjumada hospitalada iyo booqashada goobaha dalxiiska ee wadanka turkey.

Address

Haseki Sultan, Haseki Caddesi No:1 Room No:216. Fatih/Istanbul
Istanbul
34096

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAJO Enterprises posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share