25/02/2021
Dhamaaan masuuliyiinta,shaqaalaha iyo hawlwadeenada shirkada ee ku kala sugan daafaha caalamka waxay hambalyo meher wacan u dirayaan gudoomiyaha guud ee shirkada mudane Mustafa Saeed Sulub Mohamed iyo marwadiisa oo maanta xaflada meherkoodu ka dhacday hotel Ambasaddor ee magalada hargeisa.
Waxaanay leeyihiin
Guurkiinna guur khayr
Gurigiinna guri negi
Guullow ka yeel.