HornTurk

HornTurk HornTurk agency is an international consultation agency based in Hargeisa ,Boosaaso ,Mogadisho and Is

HornTurk agency is an international consultation agency based in Hargeisa and Istanbul Turkey which offers you to get University admissions also Hospitals.

HornTurk Consulting Agency IstanbulWaxaan ugu bushaaraynayaa dhamaan ardayda soomaliyeed ee jecel inay wax ku bartaan wa...
01/06/2021

HornTurk Consulting Agency Istanbul

Waxaan ugu bushaaraynayaa dhamaan ardayda soomaliyeed ee jecel inay wax ku bartaan wadankan Turkiga inay inoo furmeen jaamacadihii dawliga ahaa oo sanadkii oo dhan aad ku dhigan doonto $150 oo kaliya.

sidoo kale dadka u baahan in loo soo fududeeyo dal kugalka wadanka Turkiga waxaan u haynaa visoyin macquul ah waqti koobana kusoo baxaya.

hadaba si aan kuugu adeegno nagala soo xidhiidh
WhatsApp: +905069699643

HORNTURK AGENCYMa u baahantahay visooyin Caafimaad waxbarasho iyo weliba kuwo dalxiis ah si deg deg ah laguugu soo dhama...
06/04/2021

HORNTURK AGENCY

Ma u baahantahay visooyin Caafimaad waxbarasho iyo weliba kuwo dalxiis ah si deg deg ah laguugu soo dhamayn doono oo wadanka Turkiga ah.

waxaan xarumo ku leenahay
Istanbul
Mogadishu
Hargeisa
Burao
Garowe

hadaba nagala soo xidhiidh whatsApp kan hoos ku qoran
+905069699643

TURKEY TOURIST VISA 🇹🇷🆕 Ma u baahantahay visaha dalxiiska wadanka turkiga???waxaan kugu soo dhamayn doonaa mudo kooban o...
16/01/2021

TURKEY TOURIST VISA 🇹🇷🆕

Ma u baahantahay visaha dalxiiska wadanka turkiga???

waxaan kugu soo dhamayn doonaa mudo kooban oo hal usbuuc ah‼️‼️
Fadlan nagala soo xidhiidh WhatsApp numberkan

+905069699643

Shirkada Hornturk  agency waxay kuu haysaa jaamacdo jaban ama raqiis ah ahna jaamacadaha dawliga ah ee Turkiga.waxaad ku...
12/01/2021

Shirkada Hornturk agency waxay kuu haysaa jaamacdo jaban ama raqiis ah ahna jaamacadaha dawliga ah ee Turkiga.
waxaad ku dhiganaysaa sanadkii lacag kayar $500

sidoo kale visaha waa lagaa caawinayaa soo bixitaankiisa

ardayda master degree rabta inay diyaariso waxa u haynaa jaamacado dawli ah oo dhamaan 2da sanoba lagu dhiganaayo $800

shirkadu waxay xarumo ku leedahay
Istanbul
Mogadishu
Hargeisa
Garowe

hadaba hadii aad u baahantahay adeegyadeena nagala soo xidhiidh WhatsApp numberka hoos ku qoran

+905069699643

Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta ahHappy Eid Mubarak to all our Muslim brothersKurban bayramınız mübarek olsunHo...
30/07/2020

Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta ah

Happy Eid Mubarak to all our Muslim brothers

Kurban bayramınız mübarek olsun

Hornturk

✅ Get your admission from the cheapest private university in Turkey with your secondary school diploma (Somalia and Soma...
25/07/2020

✅ Get your admission from the cheapest private university in Turkey with your secondary school diploma (Somalia and Somaliland) for only $2000 yearly tuition fees (Undergraduate programs / Bachelor's degree) 🔥
✅ Apply with HornTurk and get this exclusive offer NOW (Limited quota)

Jaamacada Ostim Technical University Ankara waxay kuu samaysay qiimo dhimistii ugu balaadhlayd waxaadna ku dhigan doontaa heerka 1aad ee jaamacada (bachelor degree) $2000 sanadkii.

Fiiro Gaar ah : waqtiga admission ku wuu koobanyahay ee h**e u gaadh.

Si laguugu xareeyo jaamacada fadlan nagala soo xidhiidh numberadan hoos ku qoran

WhatsApp: +90 506 969 96 43
WhatsApp: +90 555 059 21 36
WhatsApp: +90 552 604 26 36
WhatsApp: +90 552 424 42 84

08/12/2019
Welcome To Your Agency
13/10/2019

Welcome To Your Agency

20/08/2019

HornTurk Agency wuxuu ugu bushaaraynayaa ardayda jecel inay waxbarasho u aadaan dalka debediisa innuu idiin hayo full scholarship jaamacaddaha dalka Bangladesh 🇧🇩 ah kuwaas oo bachelor degree iyo master ba leh.
Wixii faahfaahin ah booqo xafiisyada HornTurk ee Hargaysa, muqdisho iyo bosaso ama la xidhiidh lambaradan-

+252634188277 +252634874176

Address

Istanbul

Opening Hours

Monday 08:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 14:00 - 19:00
Sunday 14:00 - 19:00

Telephone

+905069699643

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HornTurk posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share