Soma Consultant LTD

Soma Consultant LTD The Perfect Guide

WAXAA FARXAD NOO AH IN AAN IDIIN SHEEGNO IN AAN IDIN HAYNO ADEEGYADA HOOS KUXSAN:1. Dal-kugalka(VISA) Uganda, Kenya, Eth...
26/04/2023

WAXAA FARXAD NOO AH IN AAN IDIIN SHEEGNO IN AAN IDIN HAYNO ADEEGYADA HOOS KUXSAN:

1. Dal-kugalka(VISA) Uganda, Kenya, Ethiopia, Rwanda, iyo Djibouti; waxaa kale oon idiin haynaa visa loo yaqaano East African Tourist Visa oo kadhexeeya dalalka Kenya, Uganda, iyo Rwanda;

2. Sidaas si lamida waxaan idiin haynaa warqadaha cafimaadka ee lagu dalbado Travel Documentiga Canada iyo Mareykanka iyo kuwa laysku siiyo fasaxa shaqada;

3. Waxaa kaloon idiin haynaa khubaro kutakhasusay buuxinta foomamka arrimaha socdaalka Canada, Mareykanka, Australia, iyo Yurub intaba.

4. Waxaa kale waxaan idiin haynaa adeegyada la xidhiidha Safaaradaha kala duwan ee kuyaala Uganda iyo Kenya.

Hadaba, si aad uheshid adeegaas kor kuxusan, fadlan nagala soo xidhiidh lambaraddan hoos kuxsan:

WHATSAPP: +256774343355
Tel: +256774343355

Address: Kisenyi Road, Kampala, Uganda

Do want to travel to your dreamed country for business,pleasure, or any other purpose, we are specialized visa experts w...
10/11/2021

Do want to travel to your dreamed country for business,pleasure, or any other purpose, we are specialized visa experts who will make sure you get approved in your visa application. For more information, contact us on the following number +256774343355

08/01/2021

HOW TO APPLY AND GET UGANDA E-VISA ONLINE WITHOUT ANY AGENT

If you want to visit Uganda as a tourist, business or any other purpose, you need a visa, however, getting a Ugandan e-visa is easier than ordering a cup of tea and you can do that in your office, home or anywhere with internet connection. So follow this easy steps to apply Uganda e-visa online;

REQUIRED DOCUMENTS IN THE ONLINE APPLICATION
1. Passport bio-data page.
2. Clear Passport photo.
3. Yellow Fever vaccination book scan.
4. Invitation letter and the immigration status of inviting person.

After that, you need to visit www.visas.immigration.go.ug and scan all stated documents and resize make them below 240 KB. Afterwards you need to fill out the entire online application correctly and submit and pay using respective cards preferably or .

N.B: I will upload a video which I will clearly explain the process until completion. I hope that would help you applying Uganda e-visa in future.
If you have any question, please contact me the following contacts;

Tel:+256793939804
E-mail: [email protected]
Please and this page.

Sida loo Xareysto loona helo dalkugalka(Visaha) wadanka Uganda Adoo Gurigaaga Joooga
Hadii aadrabtid in aad Ugandha ubooqatid dalxiis, ganacsi ama arrin kale, waxaad ubaahantahay dalkugalka wadanka Uganda haseyeeshee helida visa wadanka Uganda hadawaxaykafududahay dalbashada koobshaah ah adoo kaxareysankara dalkugalka wadanka Uganda adoon dhaafin xafiiskaaga, gurigaaga ama meelwalbaoo internet leh. Marka waxaad ubaahantahay arrimahan soosocda si aad uxaraysatid dalkugalka Uganda qaab online ah.

Documentiyada aad baahantahaymarkaaad Codsiga Online-Kaxaraynaysid

1. Qaybata maclumaadk ee Basaboorkaaga.
2. Sawir teesaro ah oo sifican umuuqda.
3. Buuga talaalka cudurka cagaashowga.
4. Warqad casuumaad ah iyo sharcigaqofka ku casuumaya.

Intaas kadib, kadib booqo www.visas.immigration.go.ug waxaad ubahantahay in aad scan saarto documentiyada ooodhan size koodakadhigtid wax kayar 240 KB.

kadib, waa in aad si sax ah ubuuxisaa formka online-ka ah dhamaantiis kadibna dir formka bixina lacagta adoo isticmaalaya ama card.
Muqaal Ayaan soo saari kaas oon kufaah faahin doono proceeska bilow ilaa dhamaad waxaanarajaynayaa in aad wax kafaaiidaan. Wixiii faah faahin ah ee intaas dheer igala sooxiriira macluumaadkan hoos kuqoran.

Tel:+256793939804 ( WhatsApp)
E-mail: [email protected]

Fadlan ta iyo ta ha ladhaafin adoo mahadsan

Wasaarada Arrima Dibada Mareykanka ayaa sheegtay in Safaaradaha dib loo furi doona. Wixii kasoo kordha halkan ayaan idin...
25/07/2020

Wasaarada Arrima Dibada Mareykanka ayaa sheegtay in Safaaradaha dib loo furi doona. Wixii kasoo kordha halkan ayaan idinkula wadaagi doonaa. Fadlan garee.

Waxaa furmay Safaaradihii iyo shaqooyinkii. Marka hadii aad ubaantahay arrimahan Soo socda nala Soo xidhiidh;1.Dalku gal...
19/07/2020

Waxaa furmay Safaaradihii iyo shaqooyinkii. Marka hadii aad ubaantahay arrimahan Soo socda nala Soo xidhiidh;
1.Dalku galka( visa);
2: Buuxinta foomamka dacwadaha;
3: Qorista dacwadaha dhoofka;
4: Soo saarista visa-ha deganaanshaha Ugandha;
5: La talin dhanka safarka ah; iyo waliba wax walba oo laxidhiidha socdaalka, Waxaad nagala Soo xidhiidhi kartaa nambarkan Soo socda.

WhatsApp: +256774343355

Bismillah;Waxaan hakan maanta kaga jawaabaynaa sua'aalaha laxidhiidha    .Marka suaalaha hoos noogu reeb.
31/05/2020

Bismillah;
Waxaan hakan maanta kaga jawaabaynaa sua'aalaha laxidhiidha .
Marka suaalaha hoos noogu reeb.

01/05/2020
30/04/2020

Thanks to all people who follow this page for updates. We really appreciate your support and caring..........................................................................
Waxaa mahadle dadka kuxiran bartan kalana socda akhbaaraha waxaana jecelnahay in aan idiin mahadcelino tageerada iyo garab istaagiina.

Walaala qaaliga ah waxaan idiin haynaa visa Turkiga oo aad ujan. Wixii faah-faahin nagala Soo xiriir;WhatsApp: +25677434...
29/04/2020

Walaala qaaliga ah waxaan idiin haynaa visa Turkiga oo aad ujan.

Wixii faah-faahin nagala Soo xiriir;
WhatsApp: +256774343355
Fadlan lawadaag axaabtaada.

Dv Lottery results will available soon and we will share with how to check your results & what to if you win.Please do  ...
20/04/2020

Dv Lottery results will available soon and we will share with how to check your results & what to if you win.
Please do and ........…..........................................
Natiijada Dv Lottery mardhow ayuu diyaar noqonayaa waxaana idinla wadaagi doona sida loo eego in lagu doortay iyo waxa lagaa rabo hadii aad ku guulaysato.
Fadlan lasii wadaag dadka kale si ay uga faa'iidaan.

Covid-19 Tips:If you're planning to visit foreign acoutry please do the following;1: Check out if if its save place to v...
25/03/2020

Covid-19 Tips:
If you're planning to visit foreign acoutry please do the following;
1: Check out if if its save place to visit and free from .

2: Research about the current state of the nation you wish to visit and what to expect.

3: In case you travel, always abide by the rules & regulations where relevant in order to avoid heavy penalties.

Are you planning to travel abroad and spend some doing the fun staff in Europe and beyond, if yes then that's interestin...
19/03/2020

Are you planning to travel abroad and spend some doing the fun staff in Europe and beyond, if yes then that's interesting, however, you will need to get a visa before your departure, and we will make sure that you get your Visa without any problem.
So, inbox us the following numbers;
WhatsApp: +256774343355

Address

Mussaja Alumbwa Road
Kampala

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+256774343355

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soma Consultant LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share