QOROF MEDIA

QOROF MEDIA Wararka xaqiiqda nogu imow

27/06/2025

Dooxa-mudug ragga ka taliya.

Guutada hilaacπŸ”₯

Follow dhaha page-ka.

26/06/2025

Guutada Mici-libaax🦁πŸ”₯

Follow dheh page-ka.

Saan saan colaadeed oo cawa lagaso sheegayo deegaanada galgalad iyo mircowleed.Dagtu haku taagnaato mar walibaπŸ¦»πŸ‘€
25/06/2025

Saan saan colaadeed oo cawa lagaso sheegayo deegaanada galgalad iyo mircowleed.

Dagtu haku taagnaato mar walibaπŸ¦»πŸ‘€

25/09/2023

Degmada Galaadi- gobolka doolo DDS.

wali ma tagta galaadi ?

𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆:Dagaal Udhaxeeyo Labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala Jeedo Labagalle iyo Cadaado ayaa Ka socdo deegaano udhaxe...
19/09/2023

𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆:Dagaal Udhaxeeyo Labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala Jeedo Labagalle iyo Cadaado ayaa Ka socdo deegaano udhaxeeyo ina jiirow, Balicad iyo Bali-sonkor oo dhamaantood ka tirsan Galgaduud.

Deg Deg : 2 nin oo kaso  jeeda besha saleeban aya lagu dilay meel u dhow balicad kadib markii ay weerar so qadeen malays...
16/09/2023

Deg Deg : 2 nin oo kaso jeeda besha saleeban aya lagu dilay meel u dhow balicad kadib markii ay weerar so qadeen malayshiyo saleeban ah.

malayshiyaadka dilka gaystay aya waxay kaso jeedaan laba gale.

waka Hubkii laga furtay saleeban.

28/08/2023

Gabaygii : Saman Cidlaad

Abwaan : Qorax Iraad

 : Madaxweyne Biixi ayaa hadda shir iskugu yeeray Aqalka Madaxtooyada ee Hargeysa xubnaha Guddiga dagaalkan u qaabilsana...
25/08/2023

: Madaxweyne Biixi ayaa hadda shir iskugu yeeray Aqalka Madaxtooyada ee Hargeysa xubnaha Guddiga dagaalkan u qaabilsanaa, gudoomiyaha Guurtida oo lagu daray Faratoon iyo siyaasiin kasoo jeeda Burco oo ay ka wada hadlayaan arrimaha dagaalka Sool.

Ciidanka Somaliland ayaa si lama filaan ah saaka ugu jabay furimaha dagaalka ee ay ku jireen 8dii bilood ee lasoo dhaafay, agagaaraha deegaanadii ugu dambeeyey ayaana laga saaray.

Warar hoosad ayaa xaqiijinaya in gudoomiyaha golaha wakiilada la doonayo in uu warbaahinta la hadlo, sheegana in ciidanka SL ay soo baxeen.

25/08/2023

Deg Deg : Ciidanka somaliland oo si cararaya Yagoori.

somaliland way jabta.

Beesha Reer Ciise ee Wagardhac ayaa Beesha Rer almagan Dalal ee Rer Diini Ku Wareejisay Magta Alle ha unaxariister maxam...
24/08/2023

Beesha Reer Ciise ee Wagardhac ayaa Beesha Rer almagan Dalal ee Rer Diini Ku Wareejisay Magta Alle ha unaxariister maxamed Cabdullahi Cabdi Shirdoon ku Dhintay Dhacdo ka dhacday Bangeelle 21-April 2023 Sadex Bilood Ka Hor.

Beesha Reer Ciise ayaa Magta Oo ah 120 Neef oo Geel ah kuna Soo Diyaariyay mudo Sadex Bilood ah Si Walaahooda Reer Cabdille alamagan oga Biskoodaan Dhacdan ku Dhacday ayaa maanta ku wareejiyey Qaybtii ugu Danbaysay oo ahayd 100 Beef oo Geel ah

Address

Rubaga Road
Kampala
ZTLZU316

Telephone

+256726773737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QOROF MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to QOROF MEDIA:

Share