Dhacdoyinka Qaranka

Dhacdoyinka Qaranka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhacdoyinka Qaranka, Business service, dhuudhi 666, Kampala.

14/07/2024

Walalkeen jacfaan bardhere ku soodhawoow
Runtii aragtidaada mantey aadbaan ogu farxay walal

27/06/2024

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Alle ha unaxariisto awoowe iraahim qaasin kitaabkiisana midigta allaha kasiiyo

05/10/2023

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajiruun
Waxan halkan tacsi oga dirayaa dhamaan eheladii ayka baxeen qoskii ku nafwaayey daadadkii CEELGADUUD KADHACAY shalay galab samir iyo iman allaha idinka siiyo
Iyagane janaatul firdowsa aallaha makaniyo insha allah

HAMBALYO HAMBALYO waxan halkan oga hambaryeynayaa sxbkey Mohamed Timo  iyo marwadiisa qaaliga ah Mulki Aweys oo arooskoo...
04/08/2023

HAMBALYO HAMBALYO waxan halkan oga hambaryeynayaa sxbkey Mohamed Timo iyo marwadiisa qaaliga ah Mulki Aweys oo arooskoodu kadhacay Degmada Bardhere ee Gobolka gedo waxan idin leeyahay isku waara ubad qeyr lehna kala hela insha allah

Michael Barone oo Ah Qabiir Siyaasadeed oo America Kasoo Jeeda Marti Ku Ahaa Barnaamishka Aragtida Furan ee CNN Politics...
30/08/2021

Michael Barone oo Ah Qabiir Siyaasadeed oo America Kasoo Jeeda Marti Ku Ahaa Barnaamishka Aragtida Furan ee CNN Politics ayaa Sidaan Yiri:

'Kani Ma Aha Sidii Hogaamiyayaashii Somaliya ee 1990-2016 ee Danahooda Ka Hormarin Jiray Tan Qaranka, Bal Fiiri Sidii Uu Uga Gaabsaday Dagalkii Qalejka ee Qatar iyo Saudi Arabia ! Waxuu diiday $80 Milyan in lagu laaluusho hada ogoow waa wiil African ah oo diiday $80 Milyan ?

Waxuu isku keenay Ethiopia iyo Ereteria asago lasameestay Gaashaan buur ka xoog badan dhamaan kuwa kale ee Kajira East Africa.

'Sharaft Dal Waxuu Ku Dhisanyahay Waa 2 Sheey Un Ciidan Xoog leh oo ilaaliyo Madaxbanaanida iyo Dhaqaale lagu Socodsiiyo hoolaha Qaranka, bal arag markuu imaaday horay ayuu uga dhaqasqay labadaas sheey markiiba waxuu sameeyay dib uhabeen ciidan oo maanta diwaan gaashan iyo hagaajin maliyadeed taasoo ku dhaw in deenta laga cafiyo.

Mucaaradka weey baqayaan waxeeyna aaminsanyihiin haduu Farmajo soo noqdo dhamaan haayadaha qaranka dhisman kadibne isla xisaabtan imaado.

Hadaad iweediisay inuu jiro qof Farmajo hada ka guuleesan karo ' Maya iima muuqato, Dhamaan Raga latartamayo Wakuwii Sanado Ka Hor latijaabiyay misna Fashilmashay.

Mohamed Abdullahi Farmaajo waa Muraayada Somaliya ay Maanta Fiirsaneeso Hadeey Jabto Somaliya Rajadeedi Weey Jabtay Hadeey Dib Utirtiratane Waxeey Arkayaan Dhalaal iyo Iftiimo Kale oo Qurxan.

28/08/2021

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Ahmed Gireed
OO kahadlay Dhowr qodob OO ay kamid tahay
Abniga iyo siyaasadda bal halkaan kadaawo

26/08/2021

Madaxdii somaliyed markii ay ku niikinayaan heesaha maa ay ku raaxaystaan quranka oo ay ku bashalaan qoom lumay iga dheh

26/08/2021

Dhagdheer oo yiri shiirkole inla galo sax ayey ahayt

26/08/2021

135 tii odey oo kasoo horjeesatey habraacii doorashada ee ay sosaareen madasha qaranka
Odey yaasha ayaa ku tilmaamey wax laga xumaado in loo daba maro qabiladii ay horjogaha u ahaayeen oo aan waxba laga weydiinin

25/08/2021

Ruwaayaddan daawo adigaa qosli doonee
Taajiraddii gursatey ree baadiyaha

24/08/2021

Kulan looga soo horjeedey madashii qaran go sankii kasobaxay ayaa mantey kadhacay Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalo madaxda Garbaharrey

24/08/2021

UGAAD MOHAMED UGAAS HAASHI UGAAS HIRSI
OO SI KULUL OGA HADLAAAYO WARMURTIYEGKII KASOO BAXAY MADASHA QARANKA

Address

Dhuudhi 666
Kampala
6699

Telephone

+252612244988

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhacdoyinka Qaranka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhacdoyinka Qaranka:

Share