06/11/2026
🎓 Surviving Thesis Defense Day & Beating the Tough Q&A
Are you a final-year student preparing for your thesis defense? Join this highly practical and interactive training designed to help you confidently face thesis defense panels, respond effectively to challenging questions, and present your research with clarity and professionalism.
Led by Bashir Suleiman Adem (Raacdeeye), MRes, MBA, an experienced lecturer, researcher, and academic leader with over seven years of university teaching and research experience, this session will equip participants with proven strategies for managing defense-day pressure, structuring persuasive responses, communicating with confidence, and avoiding common mistakes that cost students valuable marks.
This training is specifically tailored for graduating students from universities in Burao who want to transform anxiety into confidence and walk into their thesis defense fully prepared. Seats are limited.
Organized by Waafi Hub – Innovation Without Borders
⸻————————————————————————
Ma tahay arday ku jira sannadkii ugu dambeeyey ee jamaacada, oo isu diyaarinaya difaacashada daraasad cilmiyeedkiisa qalllinjabinta? Hadaba ka faa’idayso tababarkan gaarka ah ee wax-ku-oolka ah si aad u hesho xirfadaha lagama maarmaanka u ah inaad si kalsooni leh ugu difaacato daraasad cilmiyeedkaaga qalinjabinta, ugana jawaabtid su’aalaha adag ee maalinka difaacashada si xirfad leh, adiga oo soo bandhigaya cilmi-baaristaada si cad oo qancin leh.
Tababarkan waxaa bixin doona Bashir Suleiman Adem (Raacdeeye), MRes, MBA, oo ah bare jaamacadeed iyo cilmi-baare leh in ka badan toddoba sano oo waayo-aragnimo ah oo dhinacyada waxbaridda, cilmi-baarista, maamulka tacliinta iyo maareynta mashaariicda ah.
Ka qaybgalayaashu waxay baran doonaan habab kala duwan oo lagu maareeyo culayska maalinta difaacashada daraasad cilmiyeedka qallinjabinta iyo sida looga jawaabo su’aalaha adag si nidaamsan— adiga oo kor u qaadaya kalsoonida hadalkaaga, aadna uga fogaan lahayd khaladaadka caanka ah ee ay sameeyaan ardaydu waqtiga difaacashada buugga.
Tababarkan waxaa si gaar ah loogu talagalay ardayda sanadkan ka qalin-jabinaysa jaamacadaha Burco, si ay u yeeshaan kalsooni, xirfad iyo diyaar-garow buuxa oo ay ku wajahaan difaacashada daraasad cilmiyeedkooda.
Waxaa soo qabanqaabiyey Waafi Hub.
đź“… Taariikhda: Jimce, 12 Juun 2026
🕡 Waqtiga: 6:30 Fiidnimo
📍 Goobta: American English / Waafi Hub Hall, Dhismaha Sagal Jet, Burco
Halkan iska diiwaangali: https://chat.whatsapp.com/E8rTiAcreke3kt5Rsfn1jX?s=cl&p=i&mlu=4&ilr=0