09/19/2021
Labada qof ee xariirka ka dhaxeeyo marka ay isku dhacaan dadba waa nooc...
1-qaar waa in la heshiisiiyo oo qofka ugu dhaw baa dhex galo.
2-qaar cidna ma dhex gasho oo dad war k**a maqlayaan saas ayey ku kala tagaan.
3-qaar ayakaa heshiiyo oo wiilka ama gabadha mid baa lagu tiirsan yahay oo
mar walbo tanaasulo.
-idinkaan Midkee tihiin intaas midkood?
Jawan wacan