05/30/2020
Diyaar ma u tahay inaad si xirfadleh u baratiid habka Suuqgeynta iyo iibgeynta onlineka ah
ee internetka?
Ma dooneysaa inaad noqotiid khabiir ka ganacsida onlineka ah (ecommerce) 2020?
Ma jeceshahay inaan ku baratiid korsadaan
sii - bilaash ah ?
Hadii jawaabtada haa tahey mid ka mid ah sualaha kor ku xusan, hadaba korsadan adiga ayeey kugu socota!!
Inta ku gudajirto barashada korsadan, waxaad baran doontaa dhamaan xirfadaha aad ubaahantahay inaad ku iibiso internetka alaab ama adeeg nooc kasto ay ahaato - xitaa hadaad ku cusubtahay ka ganacsiga onlineka ecommerce.
Maxaa loo bartaa Ganacsiga onlineka (ecommerce) ?
Sababta oo ah waa xirfada ugufiican ee:
* Ganacsatada raba inay ganacsigooda horumariyaan
* Shaqaalaha doonaya inay horumariyaan shaqadooda (ama kasbadaan dallacsiin)
* La taliyayaasha ganacsiga oo doonaya inay sare u qaadaan khidmadahooda sii ay uu helaan macaamiil badan.
Maxay ku fa'iideyneysa in aad barto Ganacsiga onlineka (Ecommerce Marketing) waqtigaan hadda la joogo ?
Sababta oo ah adduunka oo isu beddelaya ganacsiga onlineka ah ee internetka.
halka awal dadka ay suuqa ka tukameysan jireen hada waxay toos uga tukameysanayan shirkadaha ganacsi ee leh ecommercega ganacsiga onlineka ah.
Meheradaha adeegsada kaliya in ay tukaanka ku iibiyaan badeecadooda waqtii yar kadib suuqa way ka bixi doonan hadi aysan ganacsigooda ku xirin khadka internetka ee ganacsiga onlineka (ecommerce).
Taasi waa sababta ay jiri doonto baahi weyn oo loo qabo xirfadleyaal xirfad sare uleh dukaamada khadka tooska ah iyo khubarada takhasuska leh 1-2 sano ee soo socota.
Si aad u baratid sida aad ku bilaabi karto, ka qeybgal tababarka bilaashka ah.
Waxaan ku siin doonaa maalinta ugu h**eysa ee casharrada korsadan oo sii bilaash ah aan kugu soo diri doona inshalaah ...
sido kale waxaan ku siin doona tilmaamo gaar ah sida aad u wada heli doontid korsada oo dhameystiran...
Korsadaan waxaa ku bari doono maclimin khibrad dheer u leh suuqgeynta ganacsiga onlineka kuwaas oo ganacsii heer saro leh ka sameeyey khadka toos ah ee internetka, sii practical ahna ku bari doono korsadan..
korsadan waxay ku bixi doonta qaab online ah is diiwan gali mantaba oo heel cashirada kobaad ee korsadan helna qimo dhimis aad u jaban tiro kooban ayaa heli doonta qimo dhimistas ardayga is diwan galiyo waqti h**e
is diwan galii ku dhufo linkgan hoose kadibna bux buxi formka is diwan galinta: https://bit.ly/2XjEYBz
sii aad u hesho fah fahin dheeri ah fadlan naga soo wac whatsapp numberkan: +252612741374
ama toos noga soo wac numberadan:
0612741370 ama 0682815496...................................................................