Kaluun Yasin King Fish

Directions

Kaluun Yasin King Fish 💎 Dhulkeena nimcaa fadhida 💎

9sano ayaan qolkaas yar ku jiray, maqlintiina 8 saacadood baan kursigaas fariisanjiray, waa shaqadii iigu badnayd ee aan...
09/22/2026

9sano ayaan qolkaas yar ku jiray, maqlintiina 8 saacadood baan kursigaas fariisanjiray, waa shaqadii iigu badnayd ee aan kasoo shaqeeyey noloshayda, waa shaqadii dad iyo dalba aan kusoo bartay, waa xirfad aan ilaa hadeer ku shaqaysto🤷

Maxay kula tahay shaqadaasi?

09/11/2026

30/8/2026 waxaa la xarigjaray waddadii looga kaaftoomi lahaa bacaadkii ha,igu Soo dhicin.

09/04/2026

Hadii aad aqoon u leedahay noo faa,iiday?

09/04/2026

Shirkadda nadaafadda khayrqabe milxo saaka way hawl gashay✌️

09/04/2026

Milxo wali waxaa socda xaaqista goobihii dabku dambaska ka dhigay

09/03/2026

Magaaladii dahabka milxo waa taas👉

Dhagax dhagax saaran markii uu arkay waxaa kusoo dhacay gabaygan👇Dha'da gabay baryahaan Dhaakuloow waanigaan dhigine Dhi...
09/03/2026

Dhagax dhagax saaran markii uu arkay waxaa kusoo dhacay gabaygan👇

Dha'da gabay baryahaan Dhaakuloow waanigaan dhigine
Dhihideedi maansda wataan mudo ka dheeraaday
Maantana waxbaa igu dhalshee aayar I dhagayso Dhuux oo murtidan meelna dhigo yaysan kaa dhumin
Dhagaxbaan rabaa inaan u dhigo dhowrkan kalimoode
Sidi inuu dhagayo aragqabaan ula dhaqmaayaaye
Dhambaalkaygan gaarsii bulshada waan dharjinayaaye
Dhagax yohow dushaa sare la dhigay haygu Soo dhicine
Dharkeentiyo waxaan kaaga imid xamarti dheereede
Dhakhtar iima dhawa oo ma jiro ruux I dhayayaaye
Igu dhowr dhibaatiyo inaan dhiilo kuu wadin.

Gabyaa reer xamar mohamed

09/03/2026

Fariin ku socota reer milxo oo kaliya☝️

09/03/2026

Ganacsadii ugu horeeyey ee kasoo jawaabay baaqayagii ku aadanaa in gaari dabdamis ah loo gado magaalada milxo.

Address

Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaluun Yasin King Fish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share