Kaluun Yasin King Fish

Kaluun Yasin King Fish 💎 Dhulkeena nimcaa fadhida 💎

06/21/2026

Ciriq candaq ah🤷

Inkastoo aynaan badankeenu Soo gaadhin xukuumqdiisii☝️Waxqabadkiisii maxaa kaasoo gaaray, anigu laamiga aan marayo, deke...
06/19/2026

Inkastoo aynaan badankeenu Soo gaadhin xukuumqdiisii☝️

Waxqabadkiisii maxaa kaasoo gaaray, anigu laamiga aan marayo, dekeda wax iiga Soo degaan, goobihii aan wax kusoo bartay, xarumaha aan caafimaadka u aado badankooda, qoraalka aan hadeer adeegsanayo (farta somalia), iyo waxyaabo kale oo badan ayaa ilaa hadeer intifaacsadaa🫡🙏

Waa suurta gal in lagaaga sheegay xumaan aadan goobjoog u ahayn balse aad goobjoog u tahay wanaag uu kaaga tegey🤷

Adiga oo aan wax caadifad, qabyaalad, nacayb, eex, intaasba ku xaqirin car runta ka sheeg waxyaalaha Lagama maarmaan ka kuu ah oo aad sida joogtada ah u isticmaashid oo uu kaaga tegey m.siyaad Barre🫶

Madaxwayne maxamed siyaad bare ilaahay ha u naxariisto qabrigiisana beer beeraha janada ka mid ah allaha ka dhigo amiin 🤲🤲 aan u wada ducayno waa maalin jimce ah in ilaahay u aqbalo ducadeena🤲🤲

Waxaan aaminsanahay inuu yahay madaxwaynihii ugu waxqabadka fiicnaa oo aduunkaba Soo mara, Somali oo dhan inay nasiib u yeesheen madaxwayne wadani ah oo ay ka go,antahay inuu wadankiisa gaarsiiyo Halka ugu saraysa aduunka balse dadkiisii ay ku xumaadeen.

Ilaa hadeer waxaan wajahaynaa caqabadaha dhibaatadii uu inakala cararayey oo uu is lahaa dadkaaga kala baxso, ilaahow madaxwayne isaga oo kale ah mar kale ha usoo saar ummadda somaliyeed 🤲

06/19/2026

Samandaad warkeeda waa cadyahay🙏

06/17/2026

Xabad Geode quartz ayaa ayaa lagu dhex qariyey

06/16/2026

Jawigan maxas ku qiimayn lahayd🤷🫡

06/16/2026

Ilameerayso la xoolaynayo wali ma aragtay?

Bartaas gaalku farta ku hayo waa cirifkii bariga ugu xigay gobolkii aan u dhashay, reer puntland in badan oo ka mid ah w...
06/15/2026

Bartaas gaalku farta ku hayo waa cirifkii bariga ugu xigay gobolkii aan u dhashay, reer puntland in badan oo ka mid ah waxaan arkaa inay ku faraxsanyihiin yuhuudiga raba inuu goosto🤷

Anigu waxaan ku dhashay caasimadda puntland ee garoowe, puntland waan kusoo barbaaray, waxbaan kusoo bartay, waana ku guursaday oo ku caruur dhalay, waligay waxaan aaminsanaa calanka sadexda midableh oo puntland, xitaa reer tolkay markay calanka samaysteen muhiimad wayn ma siin waxa igaga waynaa kaas puntland, laakiin markaan arkay in dawladii aan waligay ku faanayey ay yuhuud ila rabto oo shacabkii reer puntland u dabaaldegayaan goonigoosadka dhulkayga doonaya🥱.

waxaan go,aansaday inaan layga maqal dhulkan puntland ayaa ka talisa, waana sababta aan mar walba u adeegsado kelmeda (sanaag somalia).

Puntland ku jizaari maayo kana abaaldhici maayo, kana ogolaan maayo inay yuhuud Ii jarto 🫡🫡🫡🙏👋✅

Alxamdulilah waxan ahay Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Ayub Abdirizak qow sanaag yuhuudi qaadanmayso dhulkayaga intaanu anagu noolahay ama ku farax ama iska daa☝️

06/15/2026

Barre Adaani

06/15/2026

Dr/Sh_ Abdirzak Osman Ali.

06/14/2026

Calmadow

Address

Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaluun Yasin King Fish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share