BEST Consultancy

BEST Consultancy “To be a leading and unique consultation, training and research service provider” in Somalia As one of the management consultancies in Somalia

Best Consultancy was founded in 2014, Somali’s consulting practice, and started with an experts with different experiences. Our core values of teamwork and real partnership have since guided our growth strategy as we built country practices led by seasoned executives, established affiliate relationships, and acquired “best-in-class” consulting firms.

PROFESSIONAL DIPLOMAPROJECT MANAGEMENTSoo Dhawaada Asxaabta, Waxaan idiin keenay Professional Diploma of Project Managem...
11/08/2023

PROFESSIONAL DIPLOMA
PROJECT MANAGEMENT
Soo Dhawaada Asxaabta, Waxaan idiin keenay Professional Diploma of Project Management, waana online.
Waxaana laguu soo dirayaa casharada iyo sharaxaadda macalinka, ka dibna waxaa lagaa qaadayaa test oo aad shahaadada diploma da ku qaadaneyso.
Kala Xiriir 61 2335544
La Wadaag Asxaabtaada.

10/28/2023

Xarunta BEST Consultancy Waxay idiin soo diyaarisay Buugga Fikradaha Ganacsiga.
Hadii ay kuugu jirto Hammi Ganacsi aad ayuu kuu Anfacayaa, waxaad ka heleysaa ilaa Lix iyo Labaatan Fikrado Ganacsi, iyo maalgalinta uu u baahanyahay mid waliba.
Kala Xiriir 61 2335544
Ka Faaiideysi Wanaagsan.

Waxaan Leenahay Khibrad Fog, Qaabka Qorista CV-yada oo aan ku soo jirnay Muddo 9 sano ah, Anaga oo adeegsaneena Halbeegg...
10/18/2023

Waxaan Leenahay Khibrad Fog, Qaabka Qorista CV-yada oo aan ku soo jirnay Muddo 9 sano ah, Anaga oo adeegsaneena Halbeegga Caalamiga ah ee ugu danbeeyey.
Rumee Riyadaada oo Halaguu Qoro CV heer sare ah, Kana Tarjumaya Saqsiyadaada.
Kala Soo Xiriir 61 2335544
La Wadaag Asxaabtaada.

10/01/2023

BUSINESS INNOVATION AND ESTABLISHING COURSE
Xarunta BEST Consultancy waxay qabaneysaa Tababr ku saabsan Hal-abuurka iyo Yagleelidda Ganacsiga oo aad ku baran doonto Qaabka aad maskaxdaada uga shaqeyn siin laheyd oo aad u keeni laheyd Fikrad Ganacsi iyo Sidaad uga dhigi laheyd mid shaqeeneysa.
Hadaba, hadii aad dooneyso in aad hesho xoriyad Maaliyadeed ka faaiideyso Kooriskaan oo ku baro qaabka aad u sameysan laheyd Ganacsi adiga kuu gaar ah, Muhiimna Maahan Maalgalin weyn balse waxaa muhiim ah in aad leedahay karti aad wax ku maareyn karto, halkan ayaad ku baraneysaa wax waliba oo quseeya.
Kooriskan waxaa lagu qaadanayaa ONLINE.
Waxa uu soconayaa Sideed todobaad, Todobaadkiiba Waa Sadax Cesho.
Faahfaahin kala Xiriir
WhatsApp: +252612335544
Email: [email protected]
Ama ku Dhufo linkigan:
https://www.facebook.com/BESTCONSULTANCY.SO?mibextid=9R9pXO
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN OPERATIONS MANAGEMENT.Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 C...
09/02/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN OPERATIONS MANAGEMENT.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.
Hadii aad daneeneyso La Xiriir WhatsApp 61 2335544
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN DATA MANAGEMENT.Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho a...
09/02/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN DATA MANAGEMENT.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.
Hadii aad daneeneyso La Xiriir WhatsApp 61 2335544
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN PUBLIC RELATION.Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho a...
09/02/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN PUBLIC RELATION.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.
Hadii aad daneeneyso La Xiriir WhatsApp 61 2335544
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN PROJECT MANAGEMENT.Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesh...
09/02/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN PROJECT MANAGEMENT.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.
Hadii aad daneeneyso Buuxi Foomka Hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfwnPlfjd3w0xh8FQW3BbQEJEluBJUVQ_qkvWvvmuKrvJiJAg/viewform
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta la talinta iyo Cilmi Baarista BEST Consultancy waxaa la aas-aasay 2014 ilaa hadda waxay ka shaqeysaa horumarinta garaadka bulshada, xarunta waxa ay usoo kordhisay bulshada horumaro wax ku ool ah oo la taaban karo. Hadaba, Xarunta waxay qabaneysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN PROJECT MANAGEMENT. W...

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN STRATEGIC MANAGEMENT.Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Ce...
09/02/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN STRATEGIC MANAGEMENT.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.
Hadii aad daneeneyso Buuxi Foomka Hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdwsgchS3aluFLTUMMyDvq8O_v_l3XxhrvdsLCfh9gQvqrnTA/viewform
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta la talinta iyo Cilmi Baarista BEST Consultancy waxaa la aas-aasay 2014 ilaa hadda waxay ka shaqeysaa horumarinta garaadka bulshada, xarunta waxa ay usoo kordhisay bulshada horumaro wax ku ool ah oo la taaban karo. Hadaba, Xarunta waxay qabaneysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN STRATEGIC MANAGEMENT....

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN SOCIAL WORK.Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, w...
09/02/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay bixineysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN SOCIAL WORK.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.
Hadii aad daneeneyso Buuxi Foomka Hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfqXSzyYC1P0HbGPA5dhKBu0IVRFD3pEU0mUpAa7sei49W8Xw/viewform
La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta la talinta iyo Cilmi Baarista BEST Consultancy waxaa la aas-aasay 2014 ilaa hadda waxay ka shaqeysaa horumarinta garaadka bulshada, xarunta waxa ay usoo kordhisay bulshada horumaro wax ku ool ah oo la taaban karo. Hadaba, Xarunta waxay qabaneysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN SOCIAL WORK. Waxaana....

Xarunta BEST Consultancy waxay qabaneysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN MONITORING AND EVALUATION.Waxaana ay soconeysaa Muddo ...
09/01/2023

Xarunta BEST Consultancy waxay qabaneysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN MONITORING AND EVALUATION.
Waxaana ay soconeysaa Muddo 25 Cesho ah, waxaana lagu dhiganayaa qaab Online ama distance learning ah, hadba kan aad dooneyso.

Hadii aad daneeneyso Buuxi Foomka Hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdrFIm5TADMLp4yfohnjqWrsfNhJJb-oazLGkxKAlyINUc_lw/viewform

La Wadaag Asxaabtaada

Xarunta la talinta iyo Cilmi Baarista BEST Consultancy waxaa la aas-aasay 2014 ilaa hadda waxay ka shaqeysaa horumarinta garaadka bulshada, xarunta waxa ay usoo kordhisay bulshada horumaro wax ku ool ah oo la taaban karo. Hadaba, Xarunta waxay qabaneysaa PROFESSIONAL DIPLOMA IN MONITORING AND EVALUA...

Address

6847 Western Avenue
Fremont, MI
49412

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BEST Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BEST Consultancy:

Share