Goal-somalia

Goal-somalia Learn to make money online .

08/12/2017

Horyaalka Premier League Aya Dib Cawa u Bilaabmay Ayada Oo Kooxaha Arsenal iyo Leicester Fooda Is Dareen Ciyaar Aad U xiiso Badneed Oo Ay guusha Ku Raacday Kooxda Arsenal 4-3
Taas Waxey Ka dhigeesa In Arsenal Si Fican Ku Bilaabatay Horyaalka.
Birri Ciyaarta Ugu So H**eso Aya Iskaga Hor Imaanaya Liverpool Iyo Watford!

08/12/2017

Laacibka Reer Brazil Iyo Weerar yahanka Kooxda Kubadda Cagta PSG ayaa Loo Ogolaaday In Uu U ciyaari karo Kooxdisa Cusub Ka Gadaal Marki Ay Xiriirka Spain Ay usoo Direen Shahaadada Caalamiga Ee Kala Wareega Ciyaaryahanada!
Ciyartisa Ugu H**eso Ayuu U safan Doona Neymar Kooxdisa Cusub Axada oo Ay la ciyaari Doonan Kooxda Guingamp.
Barcelona Ayaa Weli Kaso Kabsanin Ciyaryahankan Ka tigistisa Ayasa Oo suxul duub badan ugu jirto Ciyartoy Fara badan oo uu Ka mid Yahay Xiddiga Isla Wadanka Brazil Iyo Kooxda Liverpool Coutinho Kaas Oo saakay aroortii h**e Warqad Codsi Ah u diray kooxdisa Si ay u Fasaxdo uguna Biiro Kiixda Barcelona..

06/08/2017

Xulka qaranka ee Sacuudiga ayaa diiday in ay daqiiqad aamusnaan ah ku xusaan dhacdooyinkii ka dhacay UK ee argagixisada waa sida loo yiri.

Sacuudiga ayaa la cayaarayay Austarlia cayaaraha isreebka koobka dunidda. Hadaba sacuudiga kuwaan diiday in ay xusaan dhacdooyinkaasi muxuu ku magacaabi doonnaa, Qatar aragnayee?!!!!

Ma is dhahdeyn Sacuudiga in loo dagay qiyaano caalami ah,oo macnaheedu tahay adiga waxaad ina leedahay Qatar waa argagixiso gurigaagana kuwaan ayaa kasoo baxaya. Maxaa kaaga baxay Meeshaan.

Halka Alle Wayne uu ka leeyahay "Raali kaa noqon maayaan illaa aad diintooda ka raacdo"

Source: Daily Mail and Idaacada Buloxubey

06/06/2017

Laacibkii H**e Kooxda NewCastle Qadka Dhexe kaga ciyaari Jiray Chiek Toti Aya Ku Geeriyooday wadankaas China Isaga oo ku guda jira Tababarka Kooxdiisa, Hal mar aya laga war helay isaga oo dhulka ku dhacay, Laacibka Muslimka ah Oo ka so Jeda wadanka Ivory coast aya Isbitalka lola cararay iyada oo marki dambe la shaciyay geeridiisa, Laacibkas Aya Boos Joogta ka hestay kooxdisa cusub Ee China!

06/06/2017

Xulalka qaranka Argentina Iyo Brazil Aya lagu wada ciyar saaxibtinimo ine ku yeeshtaan Wadankas Australia 9ka bishan, ciyartaas oo Darbi ah aya Wadanka Brazil aysan u yeerin Laacibkooda Neymar Ka gadaal Markii Macallinka Wadankas Tite uu Nasiino Siiyay, Sidokale Labada Laacib ee u ciyaara realmadrid Marcelo iyo Casimero ayaanan ka qeyb qaadan doonin ciyartaas sababa lala xiriiriyay ku lug lahaanshahooda Ciyarti Finalka Ay Kooxdooda kaga adkaatay Juventus Finalka Champions league ciyartas oo Realmadrid 4-1 kaga badisay Juventus.
Dhanka kale Messi, Dybala Iyo Higuain aya Kulli Ka Qeyb Qaadan Doona Ciyartas oo Lagu magacaba derby de latino!

06/06/2017

Ciyaryahanka Koxda Chelsea Uga Ciyaara dhanka Weerarka Bidix Ee Xulka Qaranka Belgium Hazard Aya lagu wada in uu ka maqnado garomada ila iyo bilawga ciyaraha horyalka wadankas England O lagu wado inuu furmo Bisha August ee Sanadkan gudihisa.
Hazard Oo Xulkisa Tababar ay lahayen ku dhawacmay aya awodi donin in ila 3 bil ciyaro!

03/06/2016

Kooxaha Waaween Oo Ka Dhisan Spanishka Aya Dhammantod Wada Badiyay Iyadoo Kooxda Realmadrid 7-1 Ugu Badisay Kooxda Celta VIgo Halka Kooxda Barcelona Ay Si Fudud Ku Dhaaftay Eibar!

Kooxaha Ingiriiska Ka dhisan Manchester United Aya Goor Dhaw Laga Badiyay Halka Kooxda Arsenal iyadanah Barbar dhac Gashay. Kooxda City waxa Afka Ciida U daray Koxda Liverpool Halka kooxda Hogaanka Haysana Ee Leicister Ay Iyadanah Booskeda sii Xijisatay!

Sagootintii Moallim Tafarre 23/2/2016!
03/06/2016

Sagootintii Moallim Tafarre 23/2/2016!

Sagootintii Moallim Tafarre Oo Si Hersare U Dhacday 23 bishii February 2016!
03/06/2016

Sagootintii Moallim Tafarre Oo Si Hersare U Dhacday 23 bishii February 2016!

10/02/2011

Tottenham iyo ARsenal maxa kala heesto berri markey fooda is daraan ciyar premiere league oo ay iskaga hor imaaan donan....

Address

MN
Minneapolis, MN
55417

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goal-somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share