10/12/2026
Qofku inta uu nool yahay, labo safar ayuu galaa.
Midi waa waa kan gawaadhida, tareennada iyo diyaaradaha loo raaco, midna waa kan maktabadaha dhexdooda lagu galo. Safarka h**e, waxaa loogu kala gooshaa magaalooyinka, dalalka iyo qaaradaha. Safarka dambe se, waxaa loogu kala gooshaa cuquusha hal-doorkii dunida soo maray iyo kuwa maanta nool.
Ustaad Mubarak Hadi.