SHARE funy

04/22/2022

Ceel waaq waxa ka socdo ma doorashaa mise waa b**b

Follow dheh page

04/22/2022

Farmaajo wuu Diiday Doorashooyinka ka socda Ceelwaaq iyo Garbahaareey. Wuxuuna yiri “cid kasta oo doorashadaas kusoo baxda k**a qeyb qaadan karto Doorashooyinka Guddoonka barlamaanka iyo tan Madaxweynaha”

Gud; Faysal Ali Waraabe ayaa sheegay in Muuse kursiga iska soo wareejinayo maadama oo dalka wadi kari waayey. Faysal wux...
04/20/2022

Gud; Faysal Ali Waraabe ayaa sheegay in Muuse kursiga iska soo wareejinayo maadama oo dalka wadi kari waayey. Faysal wuxu ku hanjabay in marka Ramadaan dhamaato ay is mudan doonnaan Muuse.

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa lacag dhan ku  $72932 kuwareejiyey gudida Gurmada abaaraha ee suuqa waheen ee magaalada ...
04/20/2022

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa lacag dhan ku $72932 kuwareejiyey gudida Gurmada abaaraha ee suuqa waheen ee magaalada Hargaysa ,,.

Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash ayaa maanta la hadli doono Shacabka Puntland.Isagoo ka hadli doona damaca gurracan e...
04/20/2022

Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash ayaa maanta la hadli doono Shacabka Puntland.
Isagoo ka hadli doona damaca gurracan ee Saciid Deni, ee ah inuu doonayo inuu baalmaro shaciga Puntland.
Deni oo aan wali iska casilin xilka madaxweynaha Puntland ayaa doonaya in hadii uu jagada Madaxweynaha Somaliya kusoo guuldareesto uu dib ugu soo laabto tan Puntland
Lakin Axmed Karaash ayaa ka hor istaagi doona. Mana u noqon doonto Saciid Dani Caqli soconaya.

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi"Markay Ramadaantu dhamaato Muuse ama madaxweynuu noqon ama kursiguu iska soo wareejin...
04/19/2022

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi"Markay Ramadaantu dhamaato Muuse ama madaxweynuu noqon ama kursiguu iska soo wareejin.”

Aragtidaada?

Deg deg: 12 ka mid ahaa 15 Weriye ee ku xidhnaa Xarunta Dembi Baadhista ee Magaalada hargeysa, ayaa maanta la sii daayey...
04/19/2022

Deg deg: 12 ka mid ahaa 15 Weriye ee ku xidhnaa Xarunta Dembi Baadhista ee Magaalada hargeysa, ayaa maanta la sii daayey ka dib markii ay xidhnaayeen muddo lix cisho ah.
Weriyayaasha la sii daayey ayaa waxa laga reebay oo aan la sii dayn 3 Weriye oo kala ahaa Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Cali Khaliif.

Address

Phoenix, FL
85034

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHARE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SHARE:

Share