Sama Consult

Sama Consult I help people enter (using personality, strength and sensory preference assessments) the zone, flow.

12/04/2018

This writer read this book, "How to Think Like Leonardo da Vinci: Seven Steps to Genius Every Day" Michael J. Gelb. There is a discussion of a technique where you simply focus on something and then stay there, doing nothing else. Stream of consciousness, possibly governed by the logic of association takes over. Whatever the case might be. This method of studying things is effective. The brain simply directs itself to get the work done. It is very enjoyable process.

Buug soo qaado akhriso, laakiin qaabkaan u akhri. Inndhaha ku qabo bogga, bacdina indhaha u daa meeshay rabaan ha aadeen. Ishaaro ay meel kuugu dhufanaayaan,qoro kana soco. Waa qaab odoros la sheegay macalaimiin waawayn inay wax ku wadi jireen.

12/01/2018

One of the primary techniques of person-centered theory is to focus on what the client is experiencing in here and now. Attitude, not skills, may be one of the most important factor in maintaining personal and professional relationships.

Daawaynta salka dhigata qofka waxaa saldhig u in laga shaqeeyo waayo-aragnimada hadda iyo meeshaan taagan. Runtii waxa jira waa hadda kaliya, bacdamaa wax tagay ay ka koobanyihiin hadda oo tagtay. Mustaqbalkana waa hadda oo soo socota.

Mowqifka ay dadka qaarkood dhahaan aa ah waxa ugu muhiimsan la dhaqitaanka dadka, wuxuu ka muhiimsanyahay xirfadaha. Arrintaan waxay qabliga u qaboojinaysaa dadka xirfadaha fiican aan lahayn, oo laga rabo inay niyad wanaag arrimaha u waajahaan.

This writer will work on preparing and delivering a presentation of a master thesis paper to answer possible questions t...
11/23/2018

This writer will work on preparing and delivering a presentation of a master thesis paper to answer possible questions that may arise during the oral examination. He will present in two languages to deepen his understanding of the materials.

This writer will also focus on preparing a lecture about Somali politics and then deliver it in Somali. He will also prepare summary of this presentation in English: it will be available on katashada.com; He will also work on a number of smaller projects if time permits, including 2 hours of doing nothing before he retires.

0126, let us start the first 52 minutes session.
0220, finished the first session. This writer should have focused on mastering the materials to pass the exam, not prepare materials for different audience. This is what he did. He should stay clear from that.

0327, finished the second session successfully. Time now to deliver the presentation In Somali.

1635, November 23, 2018
This writer had done all he wanted to do, two major presentations, one about his thesis and another about politics. He learned to prepare first before he offers presentation and stop presenting when he finishes what he prepared. An exception to this is when he is mind mapping on a whiteboard.

Ujeedo cad waa halbeeg aad ku ogaan kartid inaad wax qabatay iyo in kale, ama ugu yaraan inaad horayumar samaysay iyo in kale. Sidaas darteed, qoraagaan wuxuu bursanaa labo ujeedo oo waawayn maanta, iyo kuwo yar yar: diyaarinta muxaadaro ku saabsan imtixaan uu uga qalin jabinaayo shahaadada maajeesteerka xagga cilmu nafsiga, iyo muxaadaro ku saabsan wadanka iwm. Muxaadarada h**e waa labo af ku jeedi, tan kale hal af, laakiin qoraal ahaan ku soo saar afka Ingiriisiga, kuna daabac shabakadda katashada.com

Aan bilowno 52 daqiiqo oo shaqo ah.
Xiligii koowaad ee shaqada waa dhammaatay. Wuxuu qabtay shaqo fiican, laakiin wuxuu xoogga saaray casharada inuu u diyaariyo dad aan ahayn kuwa jaamacadda. Arrintaas waa inuu ka leexdo oo xoogga saaro gudbidda imtixaanka jaamacadda.

Somalia, Sooomaaliya, political analysis, Muqdisho, Mogadishu, Benadir, Banaadir, Mareeg, Middle Shabelle, Lower Shabelle

11/22/2018

This writer is going to create power point from his master thesis and then make presentation about it. In the process, he shall discuss about how to choose goals and then work towards them, overcoming distractions and thereby establishing effective habits of choosing a goal and then reaching it. Let us start and meet after an hour.

0308, this writer had benefited from being expected to report good outcome given the desired goal. He finished the first part of the paper: he collected the main points of the paper and transformed them into power point presentation, to be presented soon.

Qoraagaan wuxuu ka diyaarinaayaa muxaadaro qoraal uu qoray. Wuxuu ka hadli doonaa intuu howshaan ku jiro xulashada yool iyo xirfadaha lagu gaaro, sida ka gudubka maalayacniga iwm.

Waa inoo saacad ka dib.

0308
Qoraagaan warqaddii waa qodobeeyay qaybta koowaad, waxaa haray hal qayb kaliya, bacdamaa qaybta dhexe horay loo qodobeeyay.

05/07/2018

Its very name - doodle - makes it sound frivolous and pointless, but researchers say our scribbles and scrawls may actually help us retain information and gain clarity

02/23/2018

I noted exercising generalizes to other situations. It made baking easier.

01/16/2018

Dissent
Dissenter relative to a majority view decreases the pressure to conform and increases the chances of others to note what they think is accurate, the benefits of dissent ( Aronson, 2016)

Accountability
When people know that they are going to be asked why they have conformed to something that was not accurate, they tend to lean towards being correct more so than towards conforming to others, the benefits of accountability ( Aronson, 2016).

Conformity is one mechanism that explains formation of social trends: people simply follow the lead of others perceived to be experts or wield respect or very much like us. Doing so, underpins mass conformity ( Gladwell as cited by Aronson, 2016). Ads also use similar mechanism to inspire mass consumption of their products or services.

Emotional followers
Most people know that kids check with their care givers on how to react to a falling or something of that nature, whether to cry or to laugh; research shows adults also do the same when interpretation of emotions are not clear( Aranson, 2016).

Minor threats and rewards being effective in behavior change

By doing push -ups or wall-sit every time you spend more time on social media, you may cure yourself from social media browsing Aranson, 2016, p. 😎. To make your habit more lasting, find an alternative to browsing, equally satisfying.

Mucaaradnimada
Dadka markay arkaan qof ka hor imaanaaya fikradda dadka intiisa badan, waxaa ka yaraada cadaadiska dhahaaya dadkaaga dhinac ka raac, waxaana bata fursadaha ay ku sheegi karaan waxa la saxsan, macaashka mucaaaradnimada.

Isla xisaabtanka
Marka dadka ogyihiin in la weydiin doono sababta ay dad kale u raaceen aragtidooda, waxay u badantahay inay sheegaan ama rascaan waxa la saxsan, macaashka isla xisaabtanka.

Hadba waxa socda waxay ku soo baxaan markay waxaas taageeraan dad bulshada ku leh sumcad ama la rumaysanyahay inay Khiladi is yihiin ama loo maleeyo inay anagoo kale yihiin.

Caruurta waaliskood ay fiiriyaan markay dhacaan si ay u ogaadaan inay ooyaan ama u qoslaan; dadka waaweyna waa sidaas markay jawaabta hubin.

Ciqaabta fudud oo shaqaysa
Iska is day inaad samaysid push-up, markaad baraha bulshada waqti badan galisid, isla markiiba, baraha bulshada waxay kuu noqonaysaa karaahiyo, marka laga reebo markaad goosatid.

Reference ( tixraac)
Aronson, Elliot.( 2016). The Social Animal. New York: Worth Publishers.

Address

Saint Cloud, MN
56303

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama Consult posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share