High Hope Home Care

High Hope Home Care In-Home Services for Adults and Children, Seniors with Disabilities, and Children with Disabilities.

06/23/2023

*Beesha Dhexe waxaan kula talin lahaa Axmad Ismaaciil Samater doorta sidii Dahir Rayaale aad mahadisiine, ha idiin taliyo. Hadalka waxa yiri Rai’sal Wasare ku Xigeenkii h**e ee Jamhuuriyada Soomaaliya, Mahdi Guuleed. Oo ka soo jeeda Beesha Dhexe.*

_Hadalkakaasi laba macne oo muhiima buu sameynayaa._

*1 *- Markuu Dahir Riyaale Madax Waynaha ka noqday SomaliLand, Beelaha Beesha dhexe, way isku yimaadeen, waxaaney heshiis ku galeen siday iskaga dhex saari lahaayeen ninka shisheeye (Dahir Riyaale). Waxa kalu Madax Wayne Riyale soo jiitay marku Madax Waynaha ahaa, Beelaha darifka, oo nabad baa ka abuurantay Gobalada Bariga.

Markaa, Ra’Isal Wasaare ku Xigeenkii h**e ee Jamhuuriyada Soomaliya, wuxuu ku doodayaa, inu Axmad Ismaaciil Samater hadii loo doorto Madax Waynaha SomaliLand, nabad ka ridi karo Gobalada Bariga. Islamarkaana, isku keeni karo Beelaha Beesha dhexe.

*2 *- Hadalkaasi wuxu kali uu cadaynayaa in Umada Samaroon/Gadabuursi kaliya ku wanaagsanyihiin, caawinta iyo isku keenida Umadaha kale, oonay yagu isku iman kareyn, waxna wada qabsan kareyn.

*NINKII TIISA DARYEELA BAA TU KALE KU DARA.*

Umada Samaroon/Gadabuursi waxey u baahantahey inay yagu isku yimaadaan, oy dantooda iyo danta Xuduudooda ka taliyaan.

Wuxu Samaroon/Gadabuursi u baahanyahey inuu sameysto Ismaamul leh : *(a)* - Difaac "Security", labada dhanba ka difaaca, Bariga iyo Galbeedkaba.
*(b)* - Dhaqqale, meel kaliya iskugu yimaada.
*(c)* - Ergo "Diplomatic mission", aduunka uga dooda.

06/19/2023

“ Throughout the history of humankind. People fought against oppression by foreign forces or tyranni...

02/06/2023

High Hope Home Care is a provisional Care Provider Agency working in the Detroit Metropolitan area. Some of the tasks we provide to our clients include:
Bathing, Dressing, Grooming, Housework, Meal preparation, Medication, Laundry

Send a message to learn more

Address

26324 Stanford Drive W
Southfield, MI
48033

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when High Hope Home Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share