13/12/2023
Dagaal baa layna galinayaa
Muse ayaa ina galinaaya
H/awal baan ina galinaysa
Ilmadeerayaal fariido wada caqli ah baad naga dhigteen ba .
1) caqli badan baan caruurta loo sheegine .
habar awal intay nabada ku faa, iido colaada kuma fa, iido . Nabaduna qos ahaan iyo qaran ahaanba danbay noo tahay .
2) muuse na nabad bay ugu badinaysaa . Waayo colaada. Dhaqaale hub iyo rag ayaa kagabaxaaya joogto ah
Muuse Hadii dalku nabad u noqdo rag badan buu siyaasad iskag celin lahaa . Lkn colaada waa inta lagaga adkaaday runtii .
Hadii colaad cid la galiyay muuse ayaa la galiyay
Oo
Dadkii iyo horuumarkii lagaga mashquuliyay
Ilahay. Runta sheega ayuu yidhi . Colaada muuse ayay culayska ugu badan ku haysaa
Waayo dhibta , dhawaaca dayaca cayda canaanta intaba isagaa lala dul taagan yahay .
Biilka iyo hooda ba isagaa laga rabaa habeen iyo maalin
3) H/awal waa reer qudha ee nabad ku faa, iida
Lkn dhawaaq yada qaar dad baa lagu marin habaabinayaa . Oo majaraha laga tuurayaa .
3) Sidaa awgeed in aad iska calool waynaado iska cumamad waynaato iska muruq waynaato
Waxaa ka qalisan ina aad caqli badnaato
Waayo waxaad doonayso ayaadgaranaysaa
Halka ay taalo na waad ogaanaysaa
H/awal ahaday caawa dawlad gaara ka dhisato geed deeb leh iyo biyo shiinaha walahi teeda . Ayaa deeq iyo dawaro loogu imanayaa .
Waayo hada xiligan la joogo iyada oo fooqyo isku mid ah la dhistay . Iyo guryo isku mid ah ayaa hadana
Dumarka iyo caruurtu casarka iyo cawaska xagayaga uun bay wada joogaan . Waana lagu soo caraabaa waana laga caraabaa .
Inamada xilil ka laydiin ku dhiibaa xataa. xafadayada ayay ka guur sadaan xataa xafadahooda xil ka lagu siiyay ma degaan yaab . Wuxuu aamin sanyahay in uu halkan uu ku noolaan karo
Adeerow maxamed xaaji ibraahin cigaalna wuu dhintay farash danbe oo rasuulka dabadii lay noo soo dirayaa na ma jiro . ee bal inoo taliya sidaad keceshiin inoogu taliya colaad iyo nabad lkn caruurta iyo dumarka ha wareerinina
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka OGAAL Roda abdi muuse