Abwaan Dhuux

Abwaan Dhuux Welcome to my page on Facebook Cali dhuux Dhaqane xagaleey =Abwaan dhuux

16/07/2024

يا رسول الله يا سندي
انت مقصودي ومعتمد

Sudan 🇸🇩

17/06/2024

وعجلت اليك رب لترضي

24/04/2024

Cajiib =waa muuqaal dareen leh 💔

kala duwanaanshaha bulshadane tilmaamaya bal ila dhameeyso video

11/04/2024

Madaxweeynaha Turkiga ayaa u Tacsiyeeyay
Hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas Ismaaciil Haniya= oola xaqiijiyay in saddex ka mid ah wiilashiisa iyo afar carruur ah oo uu awoow u ahaa lagu dilay weerar cirka ah oo ka dhacay Qasa. Alla AUN

24/03/2024

Shirkii carte ee jibuti Mustafa RHL

Waxii diinta laga booday iyo xaqqa dariiqiisa
Waxa marxuum dushiis biyo lamarin cida lagu duugay
Asiguu dukkuhu feenanaa leeyska dacal dhaafay
Daaduunka gaajada wixii yaan la darandeernay
Lafo aan dub iyo harag laheeyn daqaqabne luudnay
Wixii ina daymuudaa saseen daayga arageena
Sidii duul qiyaamaha ka yimi dunidu ay yaabtay

Kasoo bilaaw shirkii carte illaa imika maxaa loo la.yahay (1) hal shir oo la taaban karo umadaane lagu samata bixiyo alloow sahal amuuraha

Dadkii waaka kala go.ay
Gabalkii u wada dhacay
Sida dhabadda gaasiran
Gawba kisi u guratee
Soo naqdiya garaantan

Xaajo gobo.da joogtaa
Guddigaan u bixinay
Garaad kooda ya hagay
Golahaa la buuxiyay
Ninba gunud cadabtiyo
Goows miyuu u joogaa?

11/01/2024

“1990kii wixii ka dambeeyay Itoobiya wey na dhex degtay, maahan cid hadda bannaanka nooga soo duuleyso sidaas-darteed xukuumadda ayaa looga baahanyahay in ay arintaan qaabeyso”. Professor Jawaari

17/12/2023

هدا خلق الله

09/11/2023

Waa labadii wiil ee xalayto lagu dilay magaalada cape Town alla hau naxariisto ayaga oo dukaan ka shaqeeynaya

03/10/2023

Ciidanka dib uxureeynta gobolka Hiiraan
Ama sida loo garan ogyahay 'e macawisleey
iyo hadal jeedintii cuqaasha iyo masuuliyiin kala duwan

Waxaa sigaara is oo jiitay -iyo ninka Odaga ah kana hadlaya wuxuu usoo joogay iyo xaalka maanta kana goobta

Goob leeysku galay
leeysku galaangilay
naloogama guuleysto

Geesi lagu dhaarto
God ma geeysaan
Walaal inooso gurmasayne
Gurmadkiisa mid gaabta alle k**a dhigo

Aamiin

19/09/2023

Maasha allaah
ماشاءالله تبارك الله

12/09/2023

Yaraa, nin booteeyo dagaalama
Bal wax ku dhacay ila eeg

Soo joog ninkii laga waayaa hee ............

Address

Johannesburg

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Dhuux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share