Dhalinta Reer DDS

Dhalinta Reer DDS ALLOW Dhulkeyga Hooyo Kor kayeel.

08/11/2019
23/10/2014

ASC akhyaarta Reer DDS dhamaantiin meel walba aad kaga sugantihiin Caalamka Dal iyo Dibadba, salaam qiimo leh iga gudooma............ intaa kadib waxaan idin leeyahay Page-kan cusub kusoo dhawaada,idinkoo mahadsan.

04/08/2014

Asc Walaalayaal yeyna Kala bakhaylin ducada walaalaheena Reer Falastiin, Qof walbow Ogsoonow inay waajib kuugu tahay inaad u gargaarto Muslimiinta dhiban hadba siday kuugu suurta gasho,Marka Inaga qof kasta inuu ILAAHAY usoo baryo Reer Falastiin Gaar Ahaan .

04/08/2014
Asc Ramadaan Kareem Asxaabta qaaliga ahow meel walba aad joogtaan.!
23/07/2014

Asc Ramadaan Kareem Asxaabta qaaliga ahow meel walba aad joogtaan.!

06/06/2014

QISO CAJIIB AH:!

CARO RAGG IYO CEEB ADUUNYO.!!!!

Qisadan o ah mid cajib ah in badana ad layabi dontan aya waxay dhxmarty 2wil o dhalinyaro ah hal maglana kuso wada koray sxbo dadka iskugu jecelna aha muda dher. Hora lodhahy jacylkgii h**e habadin necban dontana lama oge!. 2di wil e sxbda aha aya muda dher kdib Adunydu way wajiyo badntahy waxay noqden dad cadow isku ah........
Lasoco,,, Q2ad
# .....frhn.

01/06/2014

ASC ALL my asxbteyda kuxiran Page kan waxaan si sharaf leh idinkusoo dhaweynayaa Page ka an is dhahay wax ayu ka badali karaa Bulshada SOOMALIYEED meel walba ay Calamka kaga suganyihiiin. Hadii ILAAHAY (S.W.T) Inoo saamaxo waxaan isku dayi Doona Inaan kala Faideysano dhamaanteen. Maalinimo wngsn

Address

King William's Town
KINGWILLIAMSTOWN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinta Reer DDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share