Dhirbaaxo official

Dhirbaaxo official Dhirbaaxo official page

05/10/2025
subxaanalaah
05/10/2025

subxaanalaah

Waa gaalnimmo xeerka ay ansixiyeen Baarlamaanak Soomaaliya.

28/09/2025
28/09/2025

Magaceygu Waa Zaynab , 25sano ayaan jiraa
Xaramka ayaan idiinkala soo hadlayaa
Waa Allah mahadii inkasto Uu Xaramka cidla yahay Hadane Dadka qaar Weey tagi karaan.

Wllo. Si islamnimo Ku jirto Waxaan idiinka baryayaa inaad fariinteydaan gaarsiisaan dhaman Asxaabtiina Sharafta badan
Waxaad Ku faafin kartaa fariintaan Qaab cod ah Xagga messengerka .

Waxaan Ka quustay dhamaan isbitaalada Caalamka meel kasto Wax Waa leyga qaban waayay
Dhaqtarkasta Waxa Uu iisheegayaa inaan Geerida gurigeeyga ku sugo Nolol dhan aduunkaan iiga soo dhamaatay .Alla ayaa Wax dilee anigane Hadalkooda Ma Aaminsani.

Waxaan 14sano la Xanuunsanahay Xanuunka Cancerka Nuuciisa B" Ee Naasaha Gala
Haddaad ilaahey taqaano
islaamnimada kugu Weeyn tahay
Fariinteyda Waad faafin doontaa
Ducadaanana
Waad iigu qubeeyn doontaa Waayo Waxaa tahay Walaashey/Walaalkeey

Xitaa Walalahay Aabo iyo hooyo Dhaleen adiga ayaa iiga soo sokeeyo Waayo Caqiidada iimaanka ayaan Wadaagnaa Hal rasuul iyo Hal Rabbi ayaan wada wadaagnaa

Somali ahaan Waxaad tihiin dad Qaraabada jacel Dadka U naxariista U duceeya Waana Sharaf iyo Karaamo aad dadka aduunka dheer tihiin Alxllh.

Waxaan Kugu dhaariyaya Allah Caziizka ah jabbaarka ah inaad Codsigeeyga gaarsiiso dhamaan Walaalaheyga kale Ee ku jira groupka aad adiga ka tirsan tahay ilaa 5group Ku faafi.

Iisoo duceeya Waxaan rajeynaa inaanka caafi maadi doono Xanuunkaan
Haddii rabbigeey I ` Oofsadana Naxariis iisoo Weeydiiyay Qabriga Ayaan idiinkaga horeeyn Haddii ay timaado ajasheeyda.

Zayanab Ducadaada ayeey Sugeeysay
Allah idiin barakeeyo Dhamaantiin."

" F.G Wll fariintaan goor dhaw ayey naga soo gaartay Gabadhaan Walaasheen ah.
Haddii inyar Oo damiir islaamnimo
beni Aadmnimo Kugu jirto haka gudbin
adigoon U duceeyn Siina faafin mhadanid.
wll

03/10/2022
23/08/2022

Address

0633994134
Lephalale
DHIRBAAXO

Telephone

+251922267051

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhirbaaxo official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share