Mohamed Abdirizak Dhagow

Mohamed Abdirizak Dhagow NOTICE: This is the official page

TOYOTA COROLLA AXIO YEAR 2009/SILVER  ZMK110,500 Buying, Shipping, ZRA & Transportation UpTo NDOLAZAMBIA  +260977777791Y...
21/08/2021

TOYOTA COROLLA AXIO YEAR 2009/SILVER
ZMK110,500 Buying, Shipping, ZRA & Transportation UpTo NDOLAZAMBIA
+260977777791
You Can Visit Our Office

TOYOTA PREMIO YEAR 2010/SILVER  ZMK146,000 Buying, Shipping, ZRA & Transportation UpTo NDOLA ZAMBIA  +26097777791You Can...
21/08/2021

TOYOTA PREMIO YEAR 2010/SILVER
ZMK146,000 Buying, Shipping, ZRA & Transportation UpTo NDOLA ZAMBIA
+26097777791
You Can Visit Our Office

24/12/2020

Sxbkey Cara Sucia Marku magalada soogalay

24/12/2020

Maryan Messi VS Xaniisano Carlos

31/01/2017

Macagii ugu waalnaa 2017 HAMBALYO Sihaam Moha

31/01/2017

Walidiinta waxa ka codsa laha ina Gabdhaha guurka lagu qasbin Gabdhahana waxa kula tali lahaa inesan ku dagdagin guurka ila ay ka barta xaqul sowjayni Ascar bin suraara RC ayaa Gabadhiisa oo aad u qurux badned yiri aabo waku guurina inantina waka diiday marki uu ku kari wayay ayu yiri nabiga scw ayan ku gayna marki lo geyay gabadhi nabiga scw ayay tiri nabi allow guursan mayo anigo garanayn waxa sowjku xaq ahan igu leyhy detana nabiga wu ushegay asigona uguso gabagabeyay ninkaagu waana janadaada wana naartaada dabaded ayay sual kala weydisay oo ahed nabi alow waxa maqlay hadi gabadha ninkedu u yero oo ay adeci weydo waa ahlunar nabiga scw wuxu ku jwby hal arin aya ku didi karta oo aadan adeceyn wa hadi jirkisu boogo maal ah oo dareraya hade ku yalan si kala kuguma banana ina dido amarkisa marka maha wax sahlan gabarey baro xaqu sowjkaga kugu leyhy wilow adna inantada hade aqon bar hadina labadina aqon wada barta maanta fursada waweyn oo dadki h**e heli jirin aya hesana gabdhaha manta waxe nasib uyeshen ine heli karan melo lagu baro xaqu sowjeynka iyo guriga waxyabaha loga bahanyhy xita hade gabadhu cuna karinta ku wanagsaneyn waa tan nala ku xantee iskulo cuna karin ba yimid oo iska so dhisi karaan marka dhamaanten kherka allaha na waafajiyo asc

21/01/2017

DIGNIIN

Hadii qof uu WhatsApp ama Viber kugu soo diro sawir kadibna uu kugu yiraahdo FB messenger iigu soo dir haka yeelin

Sawirro FB-ga mamnuuc ka ah aya laga yaaba in lagugu so dhexdaro taasina waxay sababi kartaa in 72 saac lagaa xanibo isticmaalka FB qayb kamid ah sida inaad Post daabacdid, Comment bixisid ama Chatka isticmaashid.

Address

Ndola

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdirizak Dhagow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdirizak Dhagow:

Share