Farxaan cabdi xakiin jidhif ducaale

Farxaan cabdi xakiin jidhif ducaale building material macmiil

29/07/2025
24/07/2025

Somaliland waa dalkeena hooyo
Hooyana lama hagar daameeyo
Cidkasta oo reer somaliland ah
Waxa waajibka Saaran yahay
Ilaalinta qaranimada sharafta
Dalkeena hooyo siyaasinta iyo
Bahda dhaqankana waxaan leeyahay
Waxaaad ka baydheen wadadiinii
Xafaldaha arooska iyo kuwii qalinjabinta
Ardayda waxaad kaga hadashaan
Siyaasada qabyaalad iyo wax la mid ah
Waxay dadku idka filayaan hadaydaan
Karayn dadka u sheega waxaad ku
Tidhaahdaan gadhku gadhkaad
Moodeen maaha

27/06/2025
17/06/2025
Wuu bakhtiyey badarigii ha loo isticmaalo erayga ah wuu bakhtiyey
21/04/2025

Wuu bakhtiyey badarigii ha loo isticmaalo erayga ah wuu bakhtiyey

13/04/2025

Somaliya waxay gashay xaalad hubanti la,aan.mustaqbal kii umada soomaaliyeed wuxuu ku jiraa meel aan ciddi garanayn nabad iyo nolosha waxa lidi ku ah madaxdii la Rabay inay dadka iyo kaba nolol u raadiyaan aakhiro iyo aduunba waxa la waydiinayaa hogaanka filo dhiig ka taliya .somaliland ayaa wax soomaaliya nabad qabta .madaxda Somalia waxay diyaar u yihiin in ay somaliland lamid noqoto Somalia maqaarsaarka ah si ay somali meel wada baa ba,a u noqoto lakiin alle subxaana watacaalaa wuu ogyahay wax walba .shacabka somaliland maaha qaar dadnimada ka dhimatay damiirkuna mayd yahay .waxay xeerinayaan waxbadan mudo fara badana waxbay xeerinayeen balse hadii lagu yidhi nolosha uma qalantaan waa hubaal inay dufaacan doonaan Dalkooda iyo dowladoodaba waa shacab xariir ah oo gobanimada Somalida ku suntan hadana guulka gaadhay somalilandernimada nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa sedka waad wadaagtaane ma sagaashanbaa tiisu

11/04/2025
GORONYOOY GABAL KUU dhac  adiga iyo inta aad la socotaaba somaliland waxba ka qaadi maysaan waxaad  ku noo shahay dawars...
28/03/2025

GORONYOOY GABAL KUU dhac adiga iyo inta aad la socotaaba somaliland waxba ka qaadi maysaan
waxaad ku noo shahay dawarsi dadkaad dacaska u baalashayn jirtay may dhamaaden

23/10/2024
Mansha allaah runtii waa arin lagu farxo
09/04/2024

Mansha allaah runtii waa arin lagu farxo

Address

Dal Ayaanle Building Material
Hargeisa
252

Telephone

+252634159643

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxaan cabdi xakiin jidhif ducaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Farxaan cabdi xakiin jidhif ducaale:

Share