Mőhamed Âli Qőordiid

Mőhamed Âli Qőordiid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mőhamed Âli Qőordiid, In-Home Service, Mohametalih10@gmail. com, Hargeisa.

‏" وتذكر..أنه إذا شاء الله أمرًا كان، ولو رفضه العقل والمنطق وكل أهل الأرض .. ولو عُدِمت أسبابه .. ولو وقف كل شيءٍ في طر...
19/08/2024

‏" وتذكر..
أنه إذا شاء الله أمرًا كان، ولو رفضه العقل والمنطق وكل أهل الأرض .. ولو عُدِمت أسبابه .. ولو وقف كل شيءٍ في طريقه ..
إذا شاء الله أمرًا فلا مردَّ له "

طاب يومكم بكل خير وتوفيق وسعادة ..

"الوِدُّ بِالْوِدِّ يُسْقَى، وَالصِّدْقُ بِالصِّدْقِ يُجْزَى، وَمَنْ كَانَ لَنَا سَكَنًا، كُنَّا لَهُ وَطَنًا"
14/07/2024

"الوِدُّ بِالْوِدِّ يُسْقَى، وَالصِّدْقُ بِالصِّدْقِ يُجْزَى، وَمَنْ كَانَ لَنَا سَكَنًا، كُنَّا لَهُ وَطَنًا"

Jawiga Hargeisa
02/04/2024

Jawiga Hargeisa

رمضان مبارك ١٨18- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ilaahay wuxuumbuu umaddan ugu gargaara sababta inteeda taagta daran , ba...
28/03/2024

رمضان مبارك ١٨
18- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " ilaahay wuxuumbuu umaddan ugu gargaara sababta inteeda taagta daran , baryadooda salaadooda ilaahay u gaaryeelidooda "
FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- in ay kamid tahay sabab naxariista lagu helo sababta dadka taagta daran
2- in laga war hayo dadaka taagta daran

# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

رمضان مبارك ١٦16-  nabigu (scw)waxa uu yidhi : "  qof ayaa kor loo qaadayaa darajadiisa jannada markaasuu odhanayaa : si...
26/03/2024

رمضان مبارك ١٦
16- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " qof ayaa kor loo qaadayaa darajadiisa jannada markaasuu odhanayaa : siday iigu sugnaatay , deeto lagu odhanayaa waa dambi dhaaf uu ilaahay kuu soo waydiiyay ilmahaagii "

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- samafalka waalidku ma aha ifka oo kaliya
2- in aynu u ducayno waalidiinteena dhimatay
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

رمضان مبارك ١٥15-  nabigu (scw)waxa uu yidhi : "  jannada waxa ku dhex yaalla qolal dushooda laga arkayo hoostooda, hoos...
25/03/2024

رمضان مبارك ١٥
15- nabigu (scw)waxa uu yidhi : " jannada waxa ku dhex yaalla qolal dushooda laga arkayo hoostooda, hoostoodana laga arkayo dushooda deeto abii muusa al ashcari ayaa yidhi : yaa leh rasuulkii ilaahayoow waxa leh : cidda hadalka wanaajisa, ee wax quudisa, ee tukada dadka oo hurda "

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- faa'idada hadalka oo la wanaajiyo
2- fadliga qiyaamu laylka
# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

🌙 رمضان مبارك ٥5 nabigu (scw)waxa uu yidhi : " qofka la istaaga imaamka - taraawiixda - ilaa uu ka baxo waxa loo qoraa i...
15/03/2024

🌙 رمضان مبارك ٥
5 nabigu (scw)waxa uu yidhi : " qofka la istaaga imaamka - taraawiixda - ilaa uu ka baxo waxa loo qoraa inuu habeenkaa kacay "

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga salaadda taraawiixda
2- taraawiixda ood dhamaysataa waxay kaaga filantahay qiyaamu layl

# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIIS AIN LEEG

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

4- nabigu (scw) waxa uu yidhi : "saddex duco lama celiyo ducada waalidku u duceeyo ilmihiisa, ducada qofka sooman iyo du...
14/03/2024

4- nabigu (scw) waxa uu yidhi : "saddex duco lama celiyo ducada waalidku u duceeyo ilmihiisa, ducada qofka sooman iyo ducada musaafirka "

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga ducada
2- in aanu ilaahay celinahayn ducada qofka sooman

# UGU YARAAN GAADHSII HAL QOF SI UU ILAAHAY KUUGU DEEQO AJARKIISA IN LEEG

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

رمضان مبارك ٣2- nabigu ( scw) waxa uu yidhi : " qofka aan ka tagin hadalka xun iyo ku dhaqankiisa ilaahay waxaba ulama b...
13/03/2024

رمضان مبارك ٣
2- nabigu ( scw) waxa uu yidhi : " qofka aan ka tagin hadalka xun iyo ku dhaqankiisa ilaahay waxaba ulama baahna in uu ka tago cuntadiisa iyo canitaankiisa "

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- soonku ma aha in cuntada iyo cabitaanka uun laga soomo
2- halista ay leedahay hadalka xun oon laga tagini

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

🌙 رمضان مبارك  ٢2- nabigu ( scw) waxa uu yidhi : qofka akhriya xaraf ka mida kitaabka ilaahay waxa uu ku helayaa xasano ...
12/03/2024

🌙 رمضان مبارك ٢
2- nabigu ( scw) waxa uu yidhi : qofka akhriya xaraf ka mida kitaabka ilaahay waxa uu ku helayaa xasano -ajar - halka xasanana waxa ay u dhigantaa tob anofhanmaa yo ألم waa xaraf laakiin أ waa xaraf ل waa xaraf م waa xafar )

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1- fadliga uu leeyahay quraanku
2- in halka ajar uu ilaahay toban jeer laba laabo

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

🌙 رمضان مبارك  ١nabigu ( scw) waxa uu yidhi : ( qofka sooma ramadaanta isagoo aaminsan waajibnimadeeda oo ajar doon ah w...
11/03/2024

🌙 رمضان مبارك ١
nabigu ( scw) waxa uu yidhi : ( qofka sooma ramadaanta isagoo aaminsan waajibnimadeeda oo ajar doon ah waxa loo dhaafaa wixii tagay ee dambigiisa ah)

FAA'IDOOYINKA XADIISKA
1 soonka bisha ramadaan waa sabab ka mida sababaha dunuuvta lagu dhaafo
2 mudnaanta ay leedahay in qofku soon kiisa ilaaliyo

اللهم تقبل صيامنا وسائر أعمالنا

10/03/2024

Ramadan kariim

Address

Mohametalih10@gmail. Com
Hargeisa

Telephone

+252674020168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mőhamed Âli Qőordiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share