01/05/2026
Anaga oo ah bahda Dr Scent Somalia, waxaan halkaan hambalyo uga direynaa dhammaan shaqaalaha adduunka, si gaar ahna waxaan hambalyo diirran ugu direynaa shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Howl-wadeenadeena howl-karada ah, waxaan leenahay: kaliya ma tihidin shaqaale, balse waxaad tihiin laf-dhabarta ka dambeysa bixinta adeeg kasta oo lagu guuleysto, iyo kasbashada macaamiil badan oo si wanaagsan loogu adeegay loona qanciyey.
Waxaad tihiin kuwa mar walba mudan dhiirrigelin, mahadcelin iyo bogaadin joogto ah.
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka!