08/03/2018
sharkada cusub ee waa shirkad cusub oo dhawaan laga furi doona magalada Hargiesa waxayna qaabilsan tahay dalxiiska dalka oo dhan ee jamhuuriyada waxanay la jaan qaadaysaa shirkadaha caalamka ee dalxiis waxayna tagi doonta goob kasta oo dalxiis oo dalka ku taala