05/10/2024
๐QISOOYINKA NABIYADA
samaawaadka iyo arlada iyo intii ku dhexnool, Allihii uumay kownka nolosha iyo geerida.
Nabadgalyo iyo naxriis nabigeenna dushiisa ha ahaato. Eebbe idankii waxa aan buug-yarahan kusoo koobay qisooyinka qaar kamid ah ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Waxa aan isku dayay in aan qisooyinkan u soo gudbiyo qaab fudud oo kooban. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan. Allaah Subxaanah watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri:
โโโโโ| ๐
๐๐๐ก ๐
๐๐๐ก๐ข๐ง |โโโโโ
๐๐๐๐ด๐ฎ: โ Qisooyinka Nabiyada
๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ: โ PDF
๐๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ฟ: โ 0.7 MB
๐๐ผ๐ด๐ด๐ฎ: โ 79
Haddaba cid alla ciddii ubaahan way sok dalban kartaa