Cisbitaalka Geeska Afrika

Cisbitaalka Geeska Afrika Bulshoy Ha moogaan

Cisbitaalku waxa kugu diyaara Dhakhaatiir Itoobiyaan ah oo ah kuwii dadkeenu u tagi jireen ee Dalka Itoobiya.Adeega Bukaan-socodku(outpatient) waa lacag la'aan.

Cunto qaybin +++++++++++Sawiro Qaybtii 1aad Haayada Khayriga ah ee Direct Aid oo ay ka wakiil tahay Horn International  ...
09/03/2026

Cunto qaybin
+++++++++++
Sawiro Qaybtii 1aad

Haayada Khayriga ah ee Direct Aid oo ay ka wakiil tahay Horn International University ayaa ka sameeyey deegaanada
1. Dilla
2. Tulli
3. Magaalo Cad

Cunto qaybin oo loogu talagalay dadka masaakiinta ah ee deegaanadaas ku nool.
Waxaa cunto la gaadhsiiyay 500 qoys oo laga soo xulay deegaanadaas.
Raashin ayaa ka koobnaa Sonkor, Bariis, Daqiiq, Misir Caano iyo Saliid.

Waxaa ka mahadnaqay maamulada deegaanada cunto qaybinta laga sameeyey.
Waxaa ka goan Jaamacadda Horn inay sii wado waxwalba oo dadka masaakiinta lagu tari karo iyada oo kaashanaysaa Haayadaha ay xidhiidh leeyihiin oo ay ugu Horeyso Haayasa Direct Aid oo ah haayad caawisa dadka jilicsan.

Jaamacadda Horn International  University & Cisbitaalka Geeska Afrika iyo Haayada Direct Aid oo yeeshay kulan diirada la...
05/03/2026

Jaamacadda Horn International University & Cisbitaalka Geeska Afrika iyo Haayada Direct Aid oo yeeshay kulan diirada lagu saarayo wada shaqaynta ka dhexeysa. Jaamacadda ayaa soo bandhigtay xogo ku sahabsan sida Jaamacaddu uga qaybqaadato waxqabadyada Bulshada (Community outreach Programs) iyo waxyaabihii ay ka qabatay caawinta bulshada 2014 ilaa 2026.
Waxay Jaamacaddu soo bandhigtay Qorshaha dheer ee waxqabadka bulshada iyo waxka qabadashada Xaaladaha degdega iyo kuwa bilaadamnimo (Emergency and Humaterian Programs) ah gobolada Awdal iyo Salal.

Madaxda ka socota Haayada Direct Aid ayaa aad uga Mahadnaqey waxqabadka muuqda ee Jaamacaddu ka qabatay bulshada.

Waxaa la isku raacay in la sii xoojiyo wadashaqaynta ka dhaxaysa Haayada Direct Aid iyo Jaamacadda.

Address

Cisbitaalku Waxa Uu Ku Yaalaa Xaafada Fardaha Gaar Ahaan Wadada Tagta Police Stationka Qoorgaab, Inta Aanad Gaadhin Biriijka Dhulka Jiifa
Borama

Telephone

+252634452884

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cisbitaalka Geeska Afrika posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cisbitaalka Geeska Afrika:

Shortcuts

Share