Prof. Jeilani Abdullahi

Prof. Jeilani Abdullahi Professor of Genetics & Plant Breeding - Professional plant breeding through scientifically proven and globally accepted approaches.

Wheat variety trail, Afgoye.Prof. Jeilani Abdullahi
01/04/2026

Wheat variety trail, Afgoye.
Prof. Jeilani Abdullahi

06/03/2026

Soo jeedin
Prof. Jeilani Abdullahi

06/03/2026

Soo jeedin; Prof. Jeilani Abdullahi

05/03/2026

Dood cilmiyeed
Prof. Jeilani Abdullahi

17/02/2026

Tijaabo Qamadi, (CURAD variety)
Garowe, Nugaal, Somali.

Prof. Jeilani Abdullahi

18/09/2025

🧐

17/09/2025

Cilmi-baaris SHIMBIRTA loo yaqaano; Godwit.

15/09/2025

Wheat threshing and winnowing activities,
Curad variety, Mogadishu, Somalia.

Waxaa socda howlihii nadiifinta, si loo kala saaro caleemaha iyo haruurka.

Hydra Hydra

15/09/2025

Goysmada 1aad ee beerta Qamadiga Curad, Soomaaliya.

11/09/2025

BISHAARO .. BISHAARO .. BISHAARO
QAMADIGA SOOMAALIGA AH ā€œCURADā€

Waxan ummadda Soomaaliyeed, dal iyo dibad, ugu bishaaraynayaa in usbuucan dhammaadkiisa uu soo go’i doono qamadi (wheat قمح) kii ugu horreeyay abid oo dhul Soomaali lagu beero.

Qamadigan oo uu muddo 20 sano ku dhow sahminayay saaxiibkay Prof. Jeylaani Cabdalla Cismaan, waqti, cilmi iyo kharash fara badanna geliyay, waxaa qaab tijaabo gebagebo ah loogu beeray bishii Juun ee sanadkan beer 10 hektar ah oo ku taal inta u dhaxaysa Afgooye iyo Jambaluul, gobolka Shabeellaha Hoose.

Qamadigan oo ku jira marxaladdii abuur-kordhinta ā€œseed multiplicationā€ waxa uu maanta oo ay taatiikhdu tahay 10-ka Sebtembar, 2025 marayaa 90 cisho, laga soo billaabo maalintii la abuuray.

Waa qamadi daray ah, aan bakhaar gelin, maraakiib la soo saarin, kiimikooyin lagu isticmaalin oo organic ah, dalka hooyana ka baxay.

Haddaba, qofkii danaynaya qamadi fresh from the farm ah oo laga dhigan karo abuur beero maca khibraddiisa wata, amaba u doonaya in uu raashin ahaan u adeegsado, fadlan ha la xariiro:

Prof. Jeylaani Cabdalla Cismaan
Tel: +252 61 5596504
Muqdisho, Soomaaliya

Ku soo dhowaada qamadiga ā€œCuradā€

By Hydra Hydra

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Prof. Jeilani Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share