JIIN Active Seller Service

JIIN Active Seller Service JIIN Active Seller Service is a group that oriented to cooperate businesses and selling Fixed proper

HANTI MA GUURTO HEL IYO DHUL QIIMO LEHFursadaan oo kale waa dhif iyo naadir Macaamiisha Sharafta badan meel waliba aad j...
22/03/2025

HANTI MA GUURTO HEL IYO DHUL QIIMO LEH

Fursadaan oo kale waa dhif iyo naadir

Macaamiisha Sharafta badan meel waliba aad joogtaa waxaan idin soo bandhigay dhul fursad leh si fiican u dhuux faahfaahintisa..
Xaafada waa Galmudug ku dhay masaajidka weyn Birul waalideyn dhanka masaajidka Sarkuus Area deg.Garasbaaley Mog-Somalia

Qaabka hada uu u dhisanyahay darbi ayaa ku wareegsan waxaa kaloo uu leeyahay ganjeel dhaxdiisana waa la dhaganyahay

Lotto jid 2aad xaafad la deganyahay leh dhismo casri ah dabaqyo iyo villoying hadana dhismaa ku socdo adeega dadweynaha oo dhan way leedhay xaafadaasi waxaana mara wado isku xirta Afgoi iyo Mogadishu

Dukumintigiisa waa dowladii kacaan dhul nadiif ah Orginal Doc leh dimiinul maal faraciisan waa asturanyahay

Cabirka 20x20 beri u jeed ah
Qiimaha $ 96 Kun doller iyo hashiis
Nootaayo kasta ayuu ka wareegayaa
Nagala Soo xiriir +252613400252|+252682339662|+252625900199
----------------------------------------------------

FURSADO DHULAL BANAAN MUSTABAL LEHMaanta iyo Beri waa himilo kale allah wadankeena nabad iyo bash bash barwaaqo badna no...
20/03/2025

FURSADO DHULAL BANAAN MUSTABAL LEH

Maanta iyo Beri waa himilo kale allah wadankeena nabad iyo bash bash barwaaqo badna nooga dhigee..........

Degaanka Lafoole oo ah xaafad La daganyahay leh masaajid dugsi qur’aan ceel koronto biyo oo ah dhul tag ah laysaga bixin doono qaab iska yar yareyn ama Cahs hadba sida kuu fudud waxaana kugu tala gashay Shirkada MAAL GELIN BIXISA oo runtii midig ummadda allah u soo diray noqoatay xaashaa lilaahiye!!

Faah faahinta bixinta lacagaha waa laba qeybood

Cash halmar ah
Installment waa kis kis isaga bixi
Bilaha waa 24 bilood
Bishii waa $105

Cabirka 20x15
Qiimah booskiiba 2,520 Guud ahaan
Laamiga wuxuu u jiraa 3.5KM
Wuxuu ka wareegayaa Nootaayo HUFANE trepiyano Mogadishu Somalia
Dukumintiga Afgooye leh damiin iyo damanaad intuba
Kala warejinta waxaa bixinaya Shirkda

Wixii Faah faahin ah ama geyn dhulka waa diyaar nagala soo xiriir nuberadaan hoos ku xusan +252613400252 | +252625900199
Email: [email protected]
……………………………………………

FURSAD DHUL 2BA BOOS AHJAZEERA ABAY-DHAXAN MEESHA DALXIISKA-------------------------------------------------------------...
23/10/2024

FURSAD DHUL 2BA BOOS AH
JAZEERA ABAY-DHAXAN MEESHA DALXIISKA
-----------------------------------------------------------------------------

Macmiil waxaan kuu heynaa 2BA boos banaan oo ku yaala deegaanka Abay-dhaxan ku dhaw Ceel-Huur deegaanka JAZIIRA Somalia.

Faah faahinta

Cabirka dhulka 20x40
Boos number 9504 A iyo 9504 B barimo iyo sugunto isku dhagan qiimaha 11,200 isku dhamaad Waxa uu leeyahay dukuminti iyo damaanad buuxda

FG waxaan idinku xiriirin doonaa milkiilaha si aad ugu hadli kartaan heli karnaa fursadaha markasta lama helo kumana xerna suuq furan amam xeran intuba!!

Tel: +25261 5773786 ama +252613400252

Mahadsanidiin

Dhamaan asxaabta maalin wanaagsan,CEELASHA-BIYAHAWaxaan idin hayaa BOOS dhisan lana deganyahay oo ku yaala ceelasha biya...
02/10/2024

Dhamaan asxaabta maalin wanaagsan,

CEELASHA-BIYAHA

Waxaan idin hayaa BOOS dhisan lana deganyahay oo ku yaala ceelasha biyaha xaafada xasan maxaad u dhaw qabuuraha shiiqaasha Cabirka 20x15 qiimaha waa 17,000 iyo hashiis waxa uu leeyahay dukuminti iyo damaanad .

Hadaba ka faa’iideysta madaama uu degaan halkaa u batay dad badan ay deganyihiin waxa uuna ka wareegayaa dhamaan nootaayooyinka.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaan lanbarada hoos
ku xusan

Beec geeyaha +252613400252
Milkiilaha +252 61 0888399

Mahadsanidiin

Fursad Dhul beec ah.Meesha uu ku yaalo Jazeera Abay-dhaxan Boos lanbar (2049 B iyo 2049 C)Cabirka dhulka 20x40 micnaha l...
13/04/2024

Fursad Dhul beec ah.

Meesha uu ku yaalo Jazeera Abay-dhaxan
Boos lanbar (2049 B iyo 2049 C)
Cabirka dhulka 20x40 micnaha laba boos isku dhegan.

Qiimaha 10,000 isku dhamaad ku jiro notaayo iyo dulaal intuba.

FG.gor gortan iyo heshiis intuba dhex dhexaad baan ka nahay ka JUBA Business Corporation
Nagala soo xiriir whatsApp: 61 3400252

FG.degaabka abay dhaxan horumar baa ka socda gaara dhulna ku yeesha u gudbi ahalka asxaabta intuba

23/09/2023

Asc,
Dhamaan ahalka duhur wanaagsan waxaa helay fursad dhul meel fiican ku yaala faah faahuntiisuna tahay sida hoos ku xusan.

Boos laba jidle ah cabirkiisu yahay 20x15 ka dhisan laba nus Villoyin ah.

Ku yaala Tabeelaha dhanka Dayniile ku dhaw Hotel Nasiye laamiga u jira 4aad waqooyi u jeed ah.

Dukumintiigana yahay sharciga sunnaata asal ahaa goof ka yimid gacanta 1aad qofkaniska leh baa iibinaya

Qiimaha lagu rabo isku dhamaad waa(275 ku dooler)

Dulaal
Xaaa milkiilaha
Dukuminti qorista waa sida sare ku xusan

Cidii daneyneysa Hala xiriirto wahtsApp number 252613400252

23/09/2023
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Macaamiisheena sharafta leh waxayna ku heynaa ALAAB IIB AH JIIF FADHI IYO DAAHYO  FADHI QADO ...
12/03/2021

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Macaamiisheena sharafta leh waxayna ku heynaa ALAAB IIB AH

JIIF FADHI IYO DAAHYO
FADHI QADO IYO DAAHYO
FILINTIJER

Fiir fiirintu waa bilaash
Qiimaha waa heshiis kala so xiriir 0615729938

JIIN Active seller Service ayaa wixii dhax dhaxaadin ah diyaar u ah 682339662/0623995599

Mahadsanidiin

FURSAD DAHABI AH IYO QOFKII NASIIB U YEESHADHAMAAN MACAAMIISHENA WAXAAN IDIN HEYNAA DHUL BOOS BANAAN Oo IIB AH Cabirka d...
20/02/2021

FURSAD DAHABI AH IYO QOFKII NASIIB U YEESHA
DHAMAAN MACAAMIISHENA WAXAAN IDIN HEYNAA DHUL BOOS BANAAN Oo IIB AH

Cabirka dhulka 20x20
Meesha uu ku yaalo Jazeera real state Dhulalka IBS bank xaafada casriga cusub ku dhaw Saldhiga Turkiga Jazeera Street wadajir Mogadishu Somalia.

Qiimaha dhulka 21 Kun doller
Maaliyada iibsiga dhulkaasi waxaa bixinaya laga iibsadaha
Noootayada waxaa bixinaya iibsadaha dhulka
Dalaaku waa 0.03%.............................

Faah faahinta dhulkasi waxaad kaga bogan kartaa linkiga hoose
http://jazeera.estate/pages/properties

Cidii daneyneysa waxaan diyaar u nahay in aan si toos ah iskugu xirno sharuud la aan milkiilaha dhulka iyo doonaha dhulka waxaa nagala soo xiriiri kartaan lanabarada kala ah 682339662/0623203344

Fiiro Gaar dhulka waa midka tilmaanta saarantahay

MAHADSANIDIIN

FURSAD DAHABI AH IYO QOFKII NASIIB U YEESHA............................................................DHAMAAN MACAAMIIS...
13/01/2021

FURSAD DAHABI AH IYO QOFKII NASIIB U YEESHA............................................................

DHAMAAN MACAAMIISHENA WAXAAN IDIN HEYNAA MALAB XUDUR SAAAFI AH

Waxaa si toos ah ugula xiriiri kartaan milkiilaha malabkaasi kala xiriir lanbarkaan
0618674883

FG.iska hubin iyo gor gortan waxaa diyaar kuula ah JASS TRUST TEAM Insha allah

Mahadsanidiin

Raqaygu imisa waxtar ayuu leeyahay?Ma u kuurgashay Inta badan waxa loo isticmaalo?Xiliyadee badanaa la isticmalaa raqayg...
12/01/2021

Raqaygu imisa waxtar ayuu leeyahay?

Ma u kuurgashay Inta badan waxa loo isticmaalo?

Xiliyadee badanaa la isticmalaa raqaygu

MACAAMIIL WAXAAN KUU HEYNAA saameynta FADHI salooto iyo farsamo ku raali gelisa Eng Daa'uud ka dhigo wehelkaga Waxaana l...
10/01/2021

MACAAMIIL WAXAAN KUU HEYNAA saameynta FADHI salooto iyo farsamo ku raali gelisa Eng Daa'uud ka dhigo wehelkaga

Waxaana lagu sameyndonaa qiimo ku raali geliya iyo goobta aad rabto guri ama meel kale

JASS TRUST team waa u kuur galayaasha fursad kasta oo wax tar leh

Hadaba si toos igula xiriir Eng.daa'uud salooto 0615336209 ama 682339662

Mahadsanidiin

Address

Jalle Siad Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Friday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JIIN Active Seller Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share