26/07/2018
GALMUDUG
Micnaha Galmudug waa Galguduud iyo Mudug oo labo Gobol ahaay ,oo midoobay maamulna wada dhisatay. Wuxuua ku yaalaa bartamaha Somalia ,waxaa xaduud la leh :Puttland , Indian Ocean,Ethiopia iyo Hirshabelle.
Galmudug Waxay ka, koobantahay 12 Degmo oo lama gacaabay, 1991 kahor ,waxayna kala yohiin:, Dhuusamareb, Balanbale, Abudwak, Adaado,Galkacyo , Hobyo, Jariiban, Gal-dogob , Ceelbuur, Gal-hareeri, Xarardheere iyo Cel-dheer.
Magaalo madaxda Galmudug waa Dhuusamareb.
Edeegyada bulshada sida: Waxbarashada,
Caafimaadka iyo isdhex galka bulshada , waxay lamid yihiin, xaaladda guud Dalka. Waxaana udhan Guud ahaan Soomaalida oo dhan .
Waxaana looga hadlaa (Maay, iyo Maxaa tiri)
Tiro koob ka rasmiga ah ee Galmudug, hada ayaa la wadaa.
Baaxada Galmudug waxaa lagu qiyaasaa; 78,278kmsq .
Madaxwaynaha Galmudug waa , Mudane Ahmed Du’alle Geelle (Xaaf).
Muhiimada Galmudug eey Soomaalia u leedahay:,
Galmudug waa , Wadnaha Somalia, waa halka ,haday hagaato, Soomaalia oo dhan hagaagaso, hadii dhib ka dhacana dhamaan Somalia oo dhan Saamaynayso
Galmudug waa isku xirka , koonfurta iyo Waqooyiga Somalia.
Dhaqaalahana Soomaalia , waa xoolaha nool ,Galmudugna koow ayay ka tahay, soo saarka Xoolaha nool.
Galmudug waxay leedahay kheeyraad dabiici ah , sida; ( crude oil, uranium, lithium iyo titanium.)
Maadaama ay Galmudug ay xaduud la leedahay India ocean iyo Ethiopia , waxay muhiim wayn u tahay difaaca qaranimada somalia.
Amniga , 75% degmooyinka Dowladd Goboleedka Galmudug, waa la tagi karaa , lagana shaqayn karaa, wax amni daro ahna k**a jiraan.( sida ku cad , National transition plan)
Dhiiro-galin
Waxaan dhamaan umada Soomaaliyeed qaasatan reer Galmudug, ku dhiiro galinayaa, in ay dhisaan Deegaamadooda, waayo deegaan walba wuxuu wax ku yahay ,Dadkiisa.
Galmudug State.................